Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Riyada dharka ilmaha iyo naag duq ah
Su’aasha:
Asc wll waxan ku riyooday anigoo dhar badan oo meel yaalo ayan kala baxay dhar wana dhar caruured waxan ka qaatay dharka ilmaha yariska naag duq oo basto cuneso aya la jogtay dharka. Jazakaallh
Riyada dharka ilmaha iyo naag duq ah
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto khayr badan iyo nolol wanaagsan iyo cimri dheer dharka wuxuu tilmaamayaa wanaag iyo barako iyo asturaad, dharka ilmaha waa farxad iyo nolol wanaagsan naagta duqda ah oo baastada cunaysa waa nolosha aduunka oo cimri dheer la socda iyo barwaaqo.
Tagged
Riyada Dharka
,
Riyada Ilmaha Yar
,
Riyada Naag Duq
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.