Riyo anoo dilaya mas sariirta hoosteeda ku dhuumanaya Su’aasha: Asc waxaan ku riyoodey mas sariirta hoosteda alwaaxa ku dhuumanaya in aan dilo baan rabaa qof baa i leh iskadaa ana waxaan leyahay dayn mayo wuu soo baxaya oo qof cuni karaa. Jawaabta: Cadowgaaga ayaad heli doontaa wuu kuu gacangali doonaa waadna ka guulaysanaysaa, maska saan […]
