Riyada nin dhar wasakh leh xiran iyo anoo dhar nadiif wata

Su’aasha:

Assalaamu caleykum waxaan ku arkay nin wada shaqeyneen oo uxiran dhar wasakh ah, anigana xiranahay dhar nadiif ah, waana wada sheekeysanay , maxay noqoney?.

Riyada nin dhar wasakh leh xiran iyo anoo dhar nadiif wata
Riyada nin dhar wasakh leh xiran iyo anoo dhar nadiif wata

Jawaabta:

Dharka wasakha wuxuu tilmaamaa qofka inuu ku kaco falal aan wanaagsanayn ama dambiyo waxaa laga yaabaa digniin inay tahay iska ilaali qofkii dhib kuu keeni karo ka digtoonow iska jir dadka aad la shaqayso.

 

Riyada maydhashada balayga iyo nin fool xun

Dirty clothes indicate that a person will commit bad deeds or crimes.

It may be a warning to beware of anyone who may cause you harm. Be careful with the people you work with.

 

Leave a Reply