Riyo anoo dilaya mas sariirta hoosteeda ku dhuumanaya
Su’aasha:
Asc waxaan ku riyoodey mas sariirta hoosteda alwaaxa ku dhuumanaya in aan dilo baan rabaa qof baa i leh iskadaa ana waxaan leyahay dayn mayo wuu soo baxaya oo qof cuni karaa.

Jawaabta:
Cadowgaaga ayaad heli doontaa wuu kuu gacangali doonaa waadna ka guulaysanaysaa, maska saan dhowr jeer ku fasiray waa cadow guud ahaan waliba waa cadow qarsoon oo iska dhigaya qof saaxiib kula ah.
Riyada maska jaalaha ah aan dilayo
Dreaming of killing a snake hiding under the bed.
You will find your enemy, he will betray you, and you will defeat him. As I have explained several times, a snake is an enemy, but in general, it is a hidden enemy that pretends to be a friend.
