Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada laba gaadhi oo qaalia

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO IIBSADAY LABA GAADHI OO QAALIYA MISANA CASRI AH DADBAANA IIGA SHAQAYNAYAY BABUURTA ABTIGAY OO GUWAADHI LA WAYDIISTAY AYAA KU YIDHI DADKII BABUURTAN MAHAMED AYAA IIBSADAY AADBANAN UGU FARAXSANAA WAANAN KA XEEYAY MID KA MIDA ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tusinaysaa nolol wanaagsan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cunitaanka 17 xabbo muus isku xiran

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA II SOO TUURAYO KHUDAAR FARA BADAN WAXAA KA MID AHAA MUUS OO FRESH AH DHAWR IYO TOBAN XABOO ISKU XIDHAN OON CUNAAYO AMA URURSANAYO ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tusinaysaa nolol fiican oo raaxo wadata iyo arsaaq badan si sahlan lagu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyoodey anoo heysta waxar yar

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riyoodey anoo heysta waxar yar oo dhalatey qurux badan maxay noqoneysa waxar waxan kawada adhiga ama rida marky dhasho neef. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr badan inshaa Allaah waxarta waa nimco Ilaahay ku siin doono sidoo kale maal badan iyo arsaaq xagga Alle kaaga imaan doonto waa riyo bishaaro wadata.

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada walaasha oo dhar wasakh xiran

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyodey walashey ama inadertey oo xidhan dhar aad u uskaga ah hooyadey ku ledahay maxa iskagah sari weydey dharkn uskga imtixan ayey galeysay isku diyarineysey. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in walaashaada iyo dad kale dagaal ka dhexeeyo, kuwaasna waa dad iyada neceb oo ka maseyraya, waxaa kaloo uu tilmaamaa dharka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Nin haduu dabada farta iska galiyo maxaa ka dhalan kara

Nin haduu dabada farta iska galiyo maxaa ka dhalan kara Su’aasha: Wll waxaan sameeyey futada ayaa far iska galiyey hadana mar kale ayaa iska galiyey wax kale na kuma arag caadi ayaan iska ahaa waxaan fiirinaayey waxa lagu arkay Dumarka marka laga wasaayo waxay ka dhigaan sida xubinta taranka oo kale in ay dareen lee […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyodaa hoyadey oo wax haleyneyso anigana aan saxayo

Su’aasha: Asc. Walaal mudo dhoor sana waxaa igu soo noqnoqda riyo hooyadey wax ayey haleyneey anigane waan saxayaa marka aan aad ilaahey u baryo ayaan arkaa riydaas iyo marka aan nin shukaansado thanks huno. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa mustaqbalka guurkaaga waxaa lagaaga digayaa inaad guursato nin aan kuu qalmin oo aad ka shallayn doontid markaad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooday gabadh an asxaab nahay iyo gabadh kale oo saxibteed iyo mid kale aan garaneyn

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday gabadh an asxaab nahay iyo gabadh kale oo saxibteed iyo mid kale aan garaneyn oo albabka ii fadhiya wan la hadlay waxa dhahay midi saxibtey ehed 4taada dolar wankuso cilinaa muku raaci karo hooyo aya bixi rabto ani ma bixi karo hoyo aya u shegay raac […]