Skip to contentSu’aasha:
Asc , waxaan ku riyooday anoo koob shaah cabaayo oo meel joogo garaneyn .
Waxaan ku riyooday anoo koob shaah cabaayoJawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka dhergi doonto wax aad raadinayso oo aad farxad dareemi doonto sidoo kale inaad dhex gali doonto bulsho aad ku farxayso.