Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

16 jirkaygii Ayaan Siigada Bilaabay sidee looga soo kabsadaa

Su’aasha: 16 jirkaygii Ayaan Siigada Bilaabay 20 jirkaygiina Waan Iska Joojiyay Hada 23 Jir Ayaan Ahay Wax Rajo Ah Ma Leeyahay Jawaabta: Haddii aad ka tagto sidaadii hore ayaad kusoo noqonaysaa waxaan kuu sheegayaa siigada inaysan fiicnayan dhinac walba, dhibka ay leedahay aad buu u badan yahay, webka ka dhex raadi si fiican ayaan uga […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigadu Dhererka Qofka Toos Miyay U saamaysaa

Su’aasha: Siigadu Dhererka Qofka Toos Miyay Usaamaysaa Yacnii Joojisaa Dhererka Qofka oo Ay Kadhigtaa Qof hagaas Ah Ama Ma Korays Ah Aadna Ugaaban Jawaabta: Siigada qofka way saamaysaa laakin dhererka si toos uma saameyn karto, waxaa laga yaabaa qofka marka uu siigada badsado in jirkiisa uu waayo waxyaalo badan oo siin kara nafaqo iyo awood, […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada jirka lagu cadeeyo maqaarkay iga halaysay

Daawada jirka lagu cadeeyo maqaarkay iga halaysay Su’aasha: scw maqaarkayga wuu is badalay waxaa iga batay isticmaalka kareemooyinka jirka lagu cadeeyo indhaha hoostooda madow daran ayay iga noqdeen iyo maqaarka oo qalayl noqday waxaan rabaa kareem maqaarka jilciya oo la marin karo indhaha hoostooda. Jawaabta: Waxaad ogaataa daawaa wejiga ama jirka lagu cadeeyo dhibaatooyin badan […]

Categories
Caafimaadka Health

Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalin kasta

Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalin kasta Su’aasha: Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalinkasta Hadana Wax Natiijo Ah Ma Hayo Hada Waxaan Cabaa Bil Iyo Badh Joogto Ah Goorma Ayaan Isbadal Dareemi Doonaa. Jawaabta: Natiijada caanaha geela aad ka rabto maxay tahay?  su’aalaha qaar ma cadda ujeedada loo soo qorayo, caanaha geela waa caano aad u fiican […]

Categories
Caafimaadka Health

Naqaska oo ku dhagaya qofka hurdaya sababta iyo daawada

Naqaska oo ku dhagaya qofka hurdaya sababta iyo daawada Su’aasha: scw markaan hurdayo neefta ayaa ciriiri igu noqoto naqaska ayaa igu dhago hawada ma qaadan karo huradadana waan kasoo kacaa arintaas awgeed ciriiriga neefsashada maxaa keeno. Jawaabta: Arrinta aad ka cabanayso waxyaalo badan ayaa keeni kara, waxaa ka mid ah xasaasiyadda xabadka oo ka dhalan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof wadada dhexdeeda jiifa

Su’aasha: scw maxaa lagu fasiraa qofkii riyo ku arko asoo wada dhexdeeda sariir u taalo oo ku jiifa. Jawaabta: Riyada jiifka wadada ma fiicna waxay tilmaamaysaa qofkaas inay fadeexo iyo faxsharo qabsan doonto waxaa banaanka usoo baxaayo wax uu qarin jiray dadka oo dhan ayaa xaqiiqadiisa ogaanayo, waxaa kaloo ay tilmaamaysaa in been daran laga […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxan ahay 27 jir 6 sano ma dhalin jirana ma qabo

Waxan ahay 27 jir 6 sano ma dhalin jirana ma qabo Su’aasha: waxan jiraa 27 sano waxaa lay qabaa 6 sano wax ka badan ilaa hada wax ma dhalin aniga iyo ninkeyga waan is baarnay wax dhib ama cudur reebaya dhalmada ma jiro maxaa la dhihi karaa oo keenay dhalma la’aanta. Jawaabta: Dhalma la’aanta ama […]