Waxan ahay 27 jir 6 sano ma dhalin jirana ma qabo
Su’aasha:
waxan jiraa 27 sano waxaa lay qabaa 6 sano wax ka badan ilaa hada wax ma dhalin aniga iyo ninkeyga waan is baarnay
wax dhib ama cudur reebaya dhalmada ma jiro maxaa la dhihi karaa oo keenay dhalma la’aanta.

Jawaabta:
Dhalma la’aanta ama madhalysnimada kaliya kama timaado cudur ama jirro ninka iyo naagta haysata,
sababo badan ayaa keeni kara, mararka qaar sababta xataa lama ogaan karo, inshaa Allaah baryada Alle badso
sidoo kale ku dadaala adiga iyo ninkaaga cuntooyinka u roon gogosha, malabka saafiga iyo xabad sowdada,
iyo waxyaalaha lagu xoojiyo biyaha raga sida geedka ginseng oo aad ugu roon xaaladahan oo kale, inshaa Allaah Ilaahay ayaa faraj keenaya.
Infertility or infertility does not only come from a disease or illness in the man or woman, it can be caused by many reasons,
sometimes the reason cannot even be known. Insha Allah,
may Allah increase your prayers and also strive to eat foods that are good for the vagina,
pure honey and black seed, and things that strengthen male water such as the ginseng plant, which is very good in such situations. Insha Allah, Allah will bring relief.
