Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalin kasta

Su’aasha:

Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalinkasta Hadana Wax Natiijo Ah Ma Hayo Hada Waxaan Cabaa Bil Iyo Badh Joogto Ah Goorma Ayaan Isbadal Dareemi Doonaa.

Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalin kasta
Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalin kasta

Jawaabta:

Natiijada caanaha geela aad ka rabto maxay tahay?  su’aalaha qaar ma cadda ujeedada loo soo qorayo, caanaha geela waa caano aad u fiican oo lafaha u roon oo cudurka kansarka ka hortagaya sida ay sheegeen qaar ka mid cilmibaareyaasha.

Waa caano u fiican caafimaadka guud ahaan, caanaha lo’da ayay ka fiican yihiin.

Prof Cali Khaliif Galleyr hal geel lisaya kaddib caanaha cabbaya

What are the results you want from camel milk? Some questions are not clear about the purpose of writing,

camel milk is a very good milk that is good for bones and prevents cancer according to some researchers.
It is good milk for overall health, better than cow’s milk.

Leave a Reply