Fasirka riyada caanaha garoorka

Fasirka riyada caanaha garoorka

Fasirka riyada caanaha garoorka Riyada: Waxan kuriyoday anigoo cabayo caana lo’aad oo garoor ah oo subag watan maehen caano danaan weymacanayen waxey kujireen weel weyn waxana kucabaaye labada gacmood fadlan isojawaab Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol degan oo dhib aan lahayn. waxaa laga yaabaa inaad hesho wax aad ku qanacdo. Riyada caanaha guud ahaan waa […]

Midkee nafaqo badan Caanaha Xoolaha iyo qudaarta

Midkee nafaqo badan caanaha iyo qudaarta

Midkee nafaqo badan Caanaha Xoolaha iyo qudaarta Su’aasha: Midkee Nafaqo ahaan Aan U-Isticmaalaa Caanaha Xoolaha Iyo Khudaarta Cagaaran Sidoo Klae Midkuu Labada Jidhku Vitamino Badan Ka Helaa. Jawaabta: Su’aashan horay baa looga jawaabay fadlan hadii aad su’aal soo dirayso marka hore webka ka raadi intaadan soo dirin: Halkaan ka akhriso su’aashaas waa tanaa:   Caanaha […]

Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalin kasta

Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalin kasta

Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalin kasta Su’aasha: Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalinkasta Hadana Wax Natiijo Ah Ma Hayo Hada Waxaan Cabaa Bil Iyo Badh Joogto Ah Goorma Ayaan Isbadal Dareemi Doonaa. Jawaabta: Natiijada caanaha geela aad ka rabto maxay tahay?  su’aalaha qaar ma cadda ujeedada loo soo qorayo, caanaha geela waa caano aad u fiican […]

Caanaha iyo qudaarta yaa fiican

Caanaha iyo qudaarta yaa fiican

Caanaha iyo qudaarta yaa fiican Su’aasha: Midkee Faaiido Badan Caanaha Xoolaha Iyo Khudaarta Cagaaran Waliba iyadoo Lashiiday (Laridqay) Ama Sideeda Loo Cuno Jawaabta: Labadaba way fiican yihiin waxaa laga helaa vitamiino kala duwan, adigoo dhahay oo kale weeye hawada iyo biyaha yaa fiican, marka waxaad ogaataa in sidaas aan loo fikiraynin, cunto kaste qudaar kaste […]

Caanaha Xoolaha Kuwee Ugu Fiican

Caanaha Xoolaha Kuwee Ugu Fiican

Caanaha Xoolaha Kuwee Ugu Fiican Su’aalaha: Caanaha Xoolaha Kuwee Ugu Fiican Ma Kuwa Loda MA kuwa Adhiga Mise Kuwa Geela. Jawaabta: Caano kaste wax bay taraan sidaa awgeed Alle wuxuu abuuray xoolo kala duduwan, Alle (SW) markuu ka hadlayay guud ahaan ayuu u sheegay nimcada caanaha xoolaha wuxuu yiri:   (وَإِنَّ لَكُمْ فِي الْأَنْعَامِ لَعِبْرَةً […]