Riyada barkada iyo maska oo hooyo soo weerarayo Riyada: Asc. Sheekh Waxaa jirta barkad noo dhow oo edaday leedahay. Waa baraag dadku ka cabbaan. Riyooyin badan ayaan ku arkay barkaddaas iyadoo buuxda, biyuhuna ilaa banaanka jiifaan. Mararka qaar waxaan ku riyoodaa hooyo oo ka dhaaminaysa barkadda xoolana ka waraabinaysa, iyadoo dhowr salaan ka dhiman yihiin […]
