Riyada guriga habo lagu qeybinayo hilib geel

Riyada:

Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga habo waxa ka jirta duco waxa la qaybinaya hilib geel iyo kurus anagana waxa la na siiyay hilb badan iyo muus

Riyada guriga habo lagu qeybinayo hilib geel
Riyada guriga habo lagu qeybinayo hilib geel

Fairka:

Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad halkaas ka dhici doonto.

Waxay noqon kartaa duco iyo quraan akhris ama munaasabad kale.

Waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa aroos ama shir qoyska ay yeelan doonaan.

Guud ahaan waa khayr

 

Riyada hilibka halkan ka daawo

 

The dream indicates an event that will take place there.

It could be a prayer and Quran recitation or another event.

The dream could also be a wedding or a family gathering that they will have.

In general, it is good

Leave a Reply