Riyada dahabka abtigayga Maraykanka joogo ii keenayo

Riyada:

Asc shiikhow waxaa ku riyooday abtigay mareekanka jiro aan waligay arag oo dhago dahab ii keenayo

Riyada dahabka abtigayga Maraykanka joogo ii keenayo
Riyada dahabka abtigayga Maraykanka joogo ii keenayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad weyn aad heli doonto, farxaddaas waxay u badan tahay inay noqonayso guur.

Waxaad guursan doontaa nin aad ku qanci doonto oo nolol fiican aad ka helayso.

Waa riyo bishaaro ah, khayr badan ayay tilmaamaysaa.

Riyada dahabka oo faahfaahsan halkan ka daawo

 

The dream indicates that you will find great happiness, and that happiness will most likely be marriage.

You will marry a man with whom you will be satisfied and with whom you will have a good life.

It is a good dream, it indicates many good things.

Leave a Reply