Riyada mas cagaar ah iyo jirjiroole

Riyada mas cagaar ah iyo jirjiroole

Riyada mas cagaar ah iyo jirjiroole Riyada: Asc. Waxan ku riyooday mas cagaar ah oo xoogaa weyn, wuxuu kasoo baxaayay albaabka dhexdiisa oo uu isku qarinaayay lkn qofbaan maqlay igu leh masbaa halkan kuugu dhuumanaaya, wuxuuna ahaa sidii mas isoo gaadaaya aniga. Dabadaan ubaxay waxaanan doontay Nabar aanku dilo, birbaan soo helay. Waxaan u imi […]

Riyada maska cagaaran oo guriga soo galay

Riyada maska cagaaran oo guriga soo galay

Riyada maska cagaaran oo guriga soo galay Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN WAAD NOO ADEEGTAN SI XUSHMAD LEH KOR ILAAHAY HA IDIIN QAADO ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SARIIRTAYDA JIIFA BACDA DUHUR AYAAN WAXAAN KU RIYOODAY MAS WAYN OO CAGAAR AH ( GREEN) OO QOLKAYGA ALBAABKA DHINICIISA KASOO BAXAYA AAD BUU U […]