Riyada naag wax la cuno aan weydiiyay

Riyada:

Waxaan ku riyooday Naag aan aqaano oo qofyar xambaarsan oo aan la joogo wakhti habeen ah;
meel khudrad badan utaalo, hareeraha ood baa kagasoo dayrneyd, macno xero oo kale. Meeshii markaan ka tagaynay baan gaajo dareemay; kadib waxan ku idhi wax lacunaa mayaalaan? Waxay igu tidhi ma Naqaskii ayaa kugu kacsan? Waxan ku idhi Haa, wuxuu igu kiciyay gaajo. Kadib waaban toosay. ●Naagta riyo kalena waanku arkay isla habeenkaa, waanan is naqaanaa, waala qabaa.

Riyada naag wax la cuno aan weydiiyay
Riyada naag wax la cuno aan weydiiyay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa baahida aad dumarka u qabto waliba naag ayaa laga yaabaa inaad sheeko hoose la gasho.

Waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso dumarka, halis waxaad u tahay inaad qalad gasho.

Baahida dumarka aad u qabto wey sii kordhi doontaa.

 

Halkan ka daawo riyada gaajada

 

The dream indicates your need for women, and you may have a private conversation with a woman.

You need to avoid women, you risk making mistakes.

Your need for women will increase.

Leave a Reply