Riyada cunto laguu keenayo laakin aadan cunin

Riyada:

Asc waxan kuriyooday anigoo huteel cuntu kujira nin baa agtayda fadhiyaya kadib wuxuu yidhi cuntada waan kudalbay qado hilib ah waxaan idhi qado uun kaama rabno wuxuu igu yidhi cun qadad kadib anigoon cunin qadadii ayaa waxaa Soo galay huteelkii nin kale agtayada intuu istagatay ayuu dhexdiisa ayuu gacmihiisa ku qabsaday ayuu dalbaday cunto sidaas inatay u eegay ayaan aamusayn cuntadiibe macunin kursine waan kufadhiyaya inshallah haday khayr tahay ii Soo fasir

Riyada cunto laguu keenayo laakin aadan cunin
Riyada cunto laguu keenayo laakin aadan cunin

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad laguugu yeerayo waxaad meesha ku arki doontaa qof aadan jaclayn.

Waxaad dareemi doontaa xanaaq iyo ciil, marka meesha aad tagto.

Waxaa laga yaabaa qof ka mid ah dadka meesha joogo inuu kugu jeesjeeso.

Waxaa lagaa rabaa inaad ahaato qof digtoon.

 

Riyada cuntada halkan ka daawo

 

The dream indicates that you will be invited to an event and you will see someone you don’t like there.

You will feel angry and resentful when you go there.

Maybe someone present will mock you.

You are required to be cautious.

 

Leave a Reply