Riyada barkada iyo maska oo hooyo soo weerarayo

Riyada barkada iyo maska oo hooyo soo weerarayo Riyada: Asc. Sheekh Waxaa jirta barkad noo dhow oo edaday leedahay. Waa baraag dadku ka cabbaan. Riyooyin badan ayaan ku arkay barkaddaas iyadoo buuxda, biyuhuna ilaa banaanka jiifaan. Mararka qaar waxaan ku riyoodaa hooyo oo ka dhaaminaysa barkadda xoolana ka waraabinaysa, iyadoo dhowr salaan ka dhiman yihiin […]
Riyada barkad la iibinayo

Riyada barkad la iibinayo Riyada: Sheekh intii rabadaanta ayaan ducaystay arin igu taagnayd waxaan kuriyooday aniga iyo aabo oo wada socona ayaa nin nooyimi hadal buu yidhi hadalkiibuu aabo ku farxay markaasuu igu yidhi ninkani barkada haydinkala cabo markaan soo kacay waan fahmay in ducadii layga aqbalay habeenkii labaad taraawiixda kadib ayaa lacagbadan laydhiibay si […]
