Categories
Caafimaadka Health

Boogta madaxa geedka ninka maxaa daawo u ah

Boogta madaxa geedka ninka maxaa daawo u ah Su’aasha: Dhalfada guska ayaa iboogoowday maxaa keena maxaase lagu daweeyaa? Jawaabta: Nabraha ama fimanka yaryar kaaga soo baxay dhalfada waxaa loo yaqaanaa (Corona of glans penis) (حطاطات القضيب اللؤلؤية) waa fiman aad u yaryar waxaa keena feyras kaaga imaan karo galmo ama inaad ku xiirato sakiin aan […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Xanaaqa badan iyo madax xanuunka maxaa daawo u ah

Su’aasha: Asc wr wbrk wallo waxan idiin waydiinlaha wax aha marki hore qof dabecad wanagsan oodadka cafisa ooqabaw lkn baryhn danbe waxan isku arkay cadho madax xanuun dulqadka ooiku yaraday wnis khilafna dadka iku dhadhaw wllo maxa ladhihi kara isbadalka adigu mahadsan shukran. Jawaabta: Waxaa laga yaabaa xanaaqa inuu kuu keeno madax xanuunka aad dareentay […]

Categories
Talooyinka Consultation

Cuntooyinka xoojiya difaaca jirka iyo yareynta caloosha iyo xubinta dumarka

Cuntooyinka xoojiya difaaca jirka iyo yareynta caloosha iyo xubinta dumarka Su’aasha: Asc wrbrk wallo waxan Idiin waydinayay wxyabaha difaca jidhka koordhiya iyo waxyabaha lagu jaro caloosha iyo waxyabaha xubinta taranka laku yareyo idiinko mahadsan. Jawaabta: Cuntooyinka difaaca jirka kordhiya waxaa ka mid ah toonta, iyo furuudka dhanaanka ah wuxuu leeyahay vitamin C, sidoo kale qudaarta […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kutub fara badan oo guriga ka buuxdo

Su’aasha: scw riyada kutubta faraha badan oo guriga meel kasto ka yaal maxay tahay? Jawaabta: Riyada kitaabka ama kutubta faraha badan waxay tilmaamayaan aqoon iyo darajo sare qofka uu helayo sidoo kale kutubta waxay asataan u yihiin marka riyo lagu arko awood ama talis iyo xukun, guud ahaan riyada kutubta waa riyo aad u fiican.

Categories
Talooyinka Consultation

Ninkay wuu iga weyn yahay sokorna wuu qabaa ima qanciyo

Ninkay wuu iga weyn yahay sokorna wuu qabaa ima qanciyo Su’aasha: scw bahda daruur aad bad u mahadsan tihin howsha ad ino haysan waxan rabaa inaan idin la wadago arin waxan i qabo nin iga weyn 17 sano o kale wa nin ad u fican wa haysta dhib ah cudurka sokorta tas waxay kenaysa galmada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qofkii arko xaaska deriska oo dharka dhigatay

Qofkii arko xaaska deriska oo dharka dhigatay Riyada: scw maxaa lagu fasiraa qofka hadu riyo ku arko xaaska deriskiisa oo dharka iskadhigtay oo dabada kor u taagtagayso waxaa mesha ka soo muqda siilka oo timo badan leh oo aad moodo wax laga baqo sidi naag shuunka aan waligeda iska xiirin oo kale. Fasirka: Riyada waxay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof safar ku jira dood iyo dagaal kadib gaarigii ka tagayo

Su’aasha: Asc Daruur.com, waxaan kuriyooday anigoo safar galaya, boorsadaydii ayaan soo xidhxidhay waxanan imid shirkadii baabuurta laga raacayay tigidhkii ayaan goostay kadib gaadhiga ayaan fuulay waana wakhti habeenimo ah, gaadhigii markuu magaalada kabaxay ayuu jiidhay neef xoolo ah ,waxyar kadib dadkiu neefka lahaa aya nagusoo xoomay waan soo dagnay kadib dirwalkii iyo nin kamid ah […]