Riyada kutub fara badan oo guriga ka buuxdo

Su’aasha: scw riyada kutubta faraha badan oo guriga meel kasto ka yaal maxay tahay? Jawaabta: Riyada kitaabka ama kutubta faraha badan waxay tilmaamayaan aqoon iyo darajo sare qofka uu helayo sidoo kale kutubta waxay asataan u yihiin marka riyo lagu arko awood ama talis iyo xukun, guud ahaan riyada kutubta waa riyo aad u fiican.
