Boogta madaxa geedka ninka maxaa daawo u ah
Su’aasha:
Dhalfada guska ayaa iboogoowday maxaa keena maxaase lagu daweeyaa?

Jawaabta:
Nabraha ama fimanka yaryar kaaga soo baxay dhalfada waxaa loo yaqaanaa (Corona of glans penis) (حطاطات القضيب اللؤلؤية) waa fiman aad u yaryar waxaa keena feyras kaaga imaan karo galmo ama inaad ku xiirato sakiin aan nadiif ahayn, waxaa lagu daaweyn karaa bomaatooyinka fimanka lagu daaweeyo sidoo kale waa inaad nadaafadda ku dadaashaa, iska ilaali inaad sameyso galmo xaaraan ah, maxaayeelay waa dambi weyn sidoo kale jirooyinka xunxun galmada xaaraanta ayaa laga qaadaa.
Xubinka taranka dhiig ayaa ka yimaado sigada awgeed
The sores or small warts that appear on the foreskin are called (Corona of the glans penis) (حطاطات القضيب اللؤلؤية) They are very small warts caused by a virus that can be transmitted through sexual intercourse or by shaving with an unclean knife. They can be treated with creams that are used to treat warts. You should also practice good hygiene. Avoid having illicit sex, because it is a major sin. Also, serious diseases are transmitted through illicit sex.
