Riyo abtigey oo darufeysan ana waan xambaray

Riyo abtigey oo darufeysan ana waan xambaray

Su’aasha: Riyo abtigey oo darufeysan ana waan xambaray oo waxfican cun. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa maalmahan soo socdo in dhibaato aad la murgi doonto oo kula soo gudboonanaysa, abtiga wuxuu tilmaamayaa marka riyo lagu arko xaalka qofka haddii uu dhibaataysan yahay saad sheegatay waa dhibaato iyo murugo adiga aad la kulmi doonto.

Markaan Xaaskayga la joogo Dareenkaygu ma badna talo i siiya

Markaan Xaaskayga la joogo Dareenkaygu ma badna talo i siiya

Su’aasha: Asc waaan Idin salaamay Su.aasha aan Qabo ayaa ah Waxaan ahay Nin Xaas iyo Laba caruura leh inta badan Safaro ayaan u baxaa shaqaydayda ah Markaan Xaaskayga la joogo Dareenkaygu ma badna Anoo Hawl bilaaba mooyee sida Taataabosho ama istiimis iyo wixii la mida lkn Markaan tago ee baxoo shaqooyinka safarada waxaan isku arkaa […]

Riyada aabe oo guriga hortiisa ku tukanaya

Riyada aabe oo guriga hotiisa ku tukanaya

Su’aasha: Asc waxan ku ku riyday sidan gurigaan soo galay guri wayn oo ganjeel waynleh buuna ahaa kolay gurigaas magaranayo hada lkn markaa guri an anagu lee nahaybuu ahaa baan leyahy wllkey ayaan waydiyay abo mee waxuu dhahahay salad buu tukanaya bananka markaa isagoo kanjeelka hortiisa oo banaka ah ku tukanayan arkay waxaana dhahahay maxaa […]

Riyada aabahay oo woo dhintay la dhahay hadana isagoo nool aan riyada ku dhex arkay

Riyada aabahay oo woo dhintay la dhahay hadana isagoo nool aan riyada ku dhex arkay

Su’aasha: Asc masuul sare xaalada kwrn war nio riyooyin badan aan ku riyooday ayaa jiray ee maalmahaan qoraalka ii bixi waayey marka masuul habeeno ka hor baan riyo ku arkay Aabahay oo la leeyahay waa dhintay hadana isla riyadii dhexdeeda aan ku arkay aabahay oo caafimaad qaba oo faraxsan walibana sheekeynaya markaas anigana lama filaan […]

Waswaas ayaa iga haysto wax walbo dharka iyo cuntada

Waswaas ayaa iga haysto wax walbo dharka iyo cuntada

Su’aasha: AscI hysta oo meeL kasta nijaas ayaan moodayaa Haday dharka tahy hadey cunto tahy Ee zxp mxaa deal ah talo ayaan u baahanahy wllo Jawaabta: Walaal waxaa ku haysta waswaas marka wax badan ayaan ka hadalnay waswaaska nooc kaste uu yahay, iyo sida loo daaweeyo waxaad ka heli kartaa linkiyadan:   Waswaaska iyo shakiga […]

Riyada ina abtiga oo safar ka imaanayo

Riyada ina abtiga oo safar ka imaanayo

Su’aasha: Asc wlalaha bahda daruuro ilahaya ha idin xiftiyo aakhiriyo aduunba aad baad naagu faa idaysaan khayr ilahay ha idinku abaamariyo Wll waxan xalay ku tiyooday wiiluu abtigay dhalay oo anagoo ciyaala isugu kaaya dabaysay mudo dheerna aana arag xidhiidhna malaihin lkn gaaris buu daganyahay markaa waxan ku riyooday isagoo xamar noogu yimid waxaa ila […]