Riyada Aabbe xanuunskiisa oo si kale noqotay Riyada: Asc sh. Hadii aad igu xasuusan karto waan ku farxi lahaaa waxan ahay gabadhii abahed xanuunsanayay oo isbitalka yaalay hada kahor waxan kuusheegay inaan ku riyooday qoyska dhan oo wada cunteenaya aniguna aan weelka nadiifinayo waxaana leeyahay Hooyo aabe ayaa idhahay caanaha cab hadii ay timuhu ku […]
