Markaan riyoonayo galmo kuma riyoodo istimtaac biyaha way igu soo degdegaan

Riyada:

Riyada Sheikh Markaan riyoonayo galmo kuma riyoodo istimtaac biyaha way igu soo degdegaan maxa waaye sheikh

Markaan riyoonayo galmo kuma riyoodo istimtaac biyaha way igu soo degdegaan
Markaan riyoonayo galmo kuma riyoodo istimtaac biyaha way igu soo degdegaan

Fasirka:

Ninka wali aan galmo toos u samaynin way adag tahay iyo galmo toos riyo ku arko.

Kaliya wuxuu arkaa asoo naagta taabtay ama u dhawaaday ama jirkeeda qaawan, sidaas ayuu ku gaaraa biyabaxa shahwada.

Ninka marka uu guursado ama naag galmo la sameeyo riyadiisa way ka duwan tahay qofka aan naag soo guursanin.

Taas ayaa sabab u ah.

Teeda kale riyada biyabaxa waa riyo shaydaan wax fasiraad ah ma laha.

 

Riyada raaxada halkan ka daawo

 

It is difficult for a man who has not yet had direct sex to see direct sex in a dream.

He only sees the woman touching or approaching her or her naked body, that is how he achieves ejaculation.

When a man marries or has sex with a woman, his dreams are different from those of a person who has not married a woman.

This is because.

On the other hand, the dream of ejaculation is a dream of the devil and has no interpretation.

Leave a Reply