Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara

Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara Su’aasha: Asc walal dhib ba i haysta waxan ahay nin dhalinyar ah oo goor dhow guursaday bil kaliyan qabaa gabadha todobadka kowaad galmadayda ok ba ahayd 2 ilaa 3 jeer ayan samaynayay labo isbuuc kadib xaaskayga waxay aaday reerkooda waxay lasoo joogtay maalmo markay soo […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Alle asoo keli ah qaab wadar muxuu u ugu hadlaa

Su’aasha: Asc bahda daruur waan idiin salaamey Salaan kadib walaalayaal waxaan rabaa inaan idiin weydiiyo suaal maalmahn oo dhan i wareerisey marka aan tafsiirka qur,aanka dhageysanayo waxaan is weydiiya suaal ah انا أنزلنا ilaahey marka uu leeyhy waan so dejiney micnha jamacaas ayaa maskaxdeyda wareeriyey marka wll ii faahfaahi waad mahadsantihiin Jawaabta: Luqadda carabiga iyo […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa

Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa Su’aasha: Asc Caajiska ruuxa usan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa maxa keeno sidee looga baaxa mahadsanid Jawaabta: Wahsiga ama caajiska sababo badan ayaa keeni kara waxaana ugu muhimsan kuwa jirka la xiriira, waxaa ka mid ah vitamino qaar inay jirkaaga ka maqan yihiin […]

Categories
Talooyinka Consultation

Webka ugu fiican oo xisaabta math-ka lagu xallin karo

Webka ugu fiican oo xisaabta math-ka lagu xallin karo Su’aasha: Ma garanaysaan walaalayaal wabsite aan xisaab kaga shaqeeyo Si aan u hubiyo inay sax tahay iyo inay khalad tahay mahadsanidinn Jawaabta: Waxaan filayaa webkan inuu arrintaas kaa caawin karo waa website xisaabta kaliya loogu talagalay xisaabta math https://www.mathway.com/   Wuxuu leeyahay database aad u ballaaran […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ma jiraa xal lagu yareeyo shahwada ku gubeysa

Su’aasha: Asc wll aniga waan iska dayn waayey siigeysiga xittaa waan ducaystey wali waa sidii, waan sameeyey soon iyo talaabooyin la bixiyey si la iskaga joojiyo dhammaantood waan sameeyey lkn isla markiiba shahwo ayaa igubeyso illaa aan ka sameeyo middaasina ma dagayo wax walba samee arrintaa inaan sameeyo uun weeyaan, mopelka waa musiibada ugu ama […]

Categories
Talooyinka Consultation

Deynta qofka qaraabada ah iyo qaabka loola dhaqmo

Deynta qofka qaraabada ah iyo qaabka loola dhaqmo Su’aasha: Walaaal dad qaraabadayda ah ayaa dayn iga qaadanaya iimanasoo celinayaan, aniguna qaraabonimo ayaan ku qaddarinayaa inta badanna waan ka xishoodaa inaan waydiiyo waxanan rajayeeyaa inay iyagu iskasoo bixiyaan lkn ma dhacdo,, talo igasiiya arrintaa walaal maxaa ila gudboon oo aan sameeyaa?! Jawaabta: Qofka dhibaataysan haddii aad […]

Categories
Talooyinka Consultation

Qofka aan ku rabin astmaamaha uu leeyahay

Qofka aan ku rabin astmaamaha uu leeyahay Su’aasha: Asc bahda daruur waxaan rabaa inaad ii sheegtaan astmaaha lagu garto qofka aan ku rabin ama ku neceb oo ku xasdaya iyado sidas ay tahayna saaxib kula ah oo iska dhigaya inuu ku jecel yahay. Jawaabta: Guud ahaan waxaa jira astaamo lagu garto qofka munaafuqa ah hadda […]