Categories
Caafimaadka Health Fatwada Talooyinka Consultation

Saliga nabiga (SCW) waswaaska malagu daaweyn karaa

Su’aasha: Asc saliga suubanaha waswaska malagu daweyn kara siiqade ugu wanaagsan ee ruuxa ugu salin kara marki usan salaad kujurin mahadsanidiin. Jawaabta: In nabiga (SCW) lagu saliyo waxay ka mid tahay cibaadooyinka ugu qiimaha badan, qofkii nabiga ku salinayo mar walba Ilaahay wuxuu ka kaafinayaa murugta iyo walwalka sida xadiiska Ubay lagu sheegay. عَنْ أُبَيِّ […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Kacsiga xiliga kaadida gabar iyo wiil maka siman yihiin

Kacsiga xiliga kaadida gabar iyo wiil maka siman yihiin Su’aasha: Ruuxa markii ay kaadi qabato muxuu u kacsadaa rag iyo dumar miyay ka simanyihiin. Jawaabta: mararka qaar qofka marka ay kaadi qabato xubintiisa way taagmaysaa taas waxaa sabab u ah kaadihayska oo buuxo, culayskaas ayaa saameeya xididaha xubinta taranka, dumarka  maba qabaan wax taagmo, laakin […]

Categories
Talooyinka Consultation

Xaaska inay ninka ka jeesato maxaa keeno

Su’aasha: Aslc dhamaantii su aal Marwadaada xalaasha ah marka aad u tageeyso habeenkii haday kaa sii jesato iyada oo kula ciyaarin ama kula raxaysan weydo marwalba maxaa jira culimo. Jawaabta: Wax kasta ayaa dhici kara waxaa laga yaabaa inay murgayso, ninka ayaa laga rabaa inuu la sheekaysto oo ka fahmo waxa ay u baahan tahay, […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Kacsiga hurdada kadib raga iyo dumarka maka siman yihiin

Kacsiga hurdada kadib raga iyo dumarka maka siman yihiin Jawaabta: Asc in tabadan ninka marki wuxuu sokaca hurdada isago kacsan guskisana aad u tagan yahay marka dumarkana miyay laqaban oo  iyagoo hurda miyay kacsadan waxaan maqlay naagta habeen marki ay seexata dareenkeda wuaiyada. Jawaabta: Kacsiga ninka marka uu hurdada kasoo tooso wuxuu tilmaamayaa caafimaadka wadnaha […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sidee ku helaa jawaabta aad iiso dirteen

Su’aasha: jawaabta su ahalahayga side kuhela xageesa kafiiriya fadlan igu sodir +27681585584. Jawaabta: Inta aadan su’aasha soo dirin waxaa fiican inaad ka raadiso su’aasha aad soo diri rabto waxa ay ku saabsan tahay, waxaa jira su’aalo badan aan ka jawaabnay oo webka ku jira halkan ayaad kaga raadin kartaa: https://daruur.com//?s= Marka aad soo dirto su’aasha […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabadha bikrada iyo gabadhan bikrada aheen farqiga u dhexeeya

Gabadha bikrada iyo gabadhan bikrada aheen farqiga u dhexeeya Su’aasha: Su’aashayidu waxa weeyan, waxan rabay inan wax ka ogaado, 1, gabadha bikrada ah marku nin guursado kadib habeenka ugu horeeya marku sarirta uu la aado inu galmo la sameeyo ninkaas gabadha bikrada muxu ka arki karaa dhinaca dabeecadeda madaamay gabadha ku cusub tahay galmada? 2, […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Nin ayaa maherxad igu guursaday diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Wan kusalamaye wll salan kabacadi arin nololsheyda sameen kuyeelatey ayaan rabaa inaan idinla wadago talona ada iga sisaan da.adeydu 16 2004/5/25 ayan dhashey malin malaha kamid aha ayan isibaraney wiil xiliga 13jir ayan aha nololsha markas unba indhaha kala qade oo ana qanqadhey waxa tilfon aha ma.hayesanin marka qisadu madamey dheertahaye wan idinsogabinaya waxan […]