jawaabta su ahalahayga side kuhela xageesa kafiiriya fadlan igu sodir +27681585584.
Sidee ku helaa jawaabta aad iiso dirteen
Jawaabta:
Inta aadan su’aasha soo dirin waxaa fiican inaad ka raadiso su’aasha aad soo diri rabto waxa ay ku saabsan tahay, waxaa jira su’aalo badan aan ka jawaabnay oo webka ku jira halkan ayaad kaga raadin kartaa: