Gabar arkayso iyadoo la kufsanayo oo farjiga qoyaan ka keenayso

Su’aasha:

Asc waxan rabaa talo waxaa jira arrin yaab leh markaan hurdo waxaan arkaa nin i kufsanayo taas way igu soo noqnoqotaa waxaan soo badaa anoo wadnaha iga garaacmayo farjiga oo qoyaan badan iga socdo sida anoo nin run ah ii tagay oo kale waa sida qarwoga oo kale maxaa la dhihi karaa taas.

Gabar arkayso iyadoo la kufsanayo oo farjiga qoyaan ka keenayso
Gabar arkayso iyadoo la kufsanayo oo farjiga qoyaan ka keenayso

Jawaabta:

Taas waxay u noqonaysaa cabsi aad adiga dareemayso, waxaa dhici karto inaad la kulantay nin rabay inuu dhibaato kugu sameeyo.

Waxaa u badan riyooyinka noocaas ah gabdhaha markay yaraayeen kufsi loo geystay ama xumaan lagu sameeyay ama jirkooda la taabtay.

Nafsi ahaan qofka markuu yar yahay wixii dhib ah uu la kulmo wuxuu ku arkaa riyada.

Marka waxaad u baahan tahay nafsi ahaan in lagu daaweeyo.

Waxaa kaloo taas kaa caawin kara akhriska adkaarta huradda iyo quraanka intaadan seexanin.

 

This is a fear that you feel, you may have met a man who wanted to harm you.

Such dreams are common among girls who were raped or abused when they were young or had their bodies touched.

Psychologically, a person sees any hardships they encounter when they are young in their dreams.

So you need psychological treatment.

Remembrance of Allah and readingĀ  the Quran before going to bed can also help you with this.

Leave a Reply