Nin tuug ayaa habeen layl ah wuxuu soo galay guri, qolka ayuu galay waxaa jiiftay habar waayeel ah, habartii marka uu tuugga u yimid wuxuu arkay iyadoo soo jeedda, markaas ayay ku tiri waxaan lasoo jeedaa riyo naxdin leh ayaan arkay adigana waxaad u eg tahay qof wanaagsan tuuganimada danta ayaa kugu kaliftay, ee jijimahan […]
