Categories
Sheeko Story

Qiso wiil iyo xaaskiisa tahriib galay marka gurigooda Muqdisho lagu dumiyay

Waa sheeko tilmaamayso rafaadka raaxo inay ka dambeyso, lamaanahan iyagoo is jecel oo gurigooda ku nool ayaa laga dumiyay. kaddib yurub ayay u tahriibeen, si fudud ayayna ku galeen, dhageysasho wacan. Laayigtana hanaga bakhaylin. kuna salli nabiga naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha haatee.
Salmaan wuxuu ahaa wiil jaamacad ka dhigto muqdisho, wuxuu aad u jeclaa dalka, waligiisa ma uusan ka fikirin inuu dibadda aado. Balse wuxuu ku boorrin jiray dhalinyarada dalka ku nool inay waddankooda joogaan oo ay ku dadaalaan hormarintiisa.
Salmaan wuxuu jeclaaday gabar lagu magacaabo Farxiyo.

Qiso wiil iyo xaaskiisa tahriib galay marka gurigooda Muqdisho lagu dumiyay
Qiso wiil iyo xaaskiisa tahriib galay marka gurigooda Muqdisho lagu dumiyay

Waxay ahayd gabadhaas gabar aad u qurux badan. meesha ay ku noolayd oo dhan waa lga ogaa inay tahay gabar fiican oo edeb leh.
Wiil kaste farxiyo ayuu rabi jiray inuu mustaqbal ka dhigto.
Salmaan iyo Farxiyo way isjeclaadeen, muddo kaddib way is guursadeen.
Salmaan wuxuu ahaa nin xoogaa lacag haysto uu shaqeystay.
Marka uu guurka qorsheeyay wuxuu guri ka gatay ceelasha biyaha.
Afar sano ka hor.
Intaas wuxuu la degganaa hooyadiisa.
Marka uu lacag helay wuxuu bilaabay guriga uu ka gatay ceelasha inuu dhiso, ugu dambeyn si fiican ayuu u dhisay.
Salmaan wuxuu usoo iibiyay xaaskiisa alaab turki laga keenay.
Guriga si fiican ayay u bileen.
Waxay ku noolaayeen farxad aan lasoo koobi karin.
Laakin waxaa dhacay wax Salmaan uusan ka fikirin.
Habeen waqti dambe wuxuu kusoo kacay baldoos oo guriga kusoo duminayso.
Labadooda markay soo kaceen waxay arkeen ciidanka dowladda oo guriga dumis ku bilaabay.
Salmaan horey looguma sheegin, lama dhihin guriga waa la duminayaa.
Waxaa yaab leh, marka uu la hadlay ninka baldoosta saaran.
Waxaa lagu yiri. haddii naftaada aad rajo ka leedahay halkan ka fogow.
Meesha ayaa lagu burburiyay guriga. Alaabtii turkiga laga keenay oo dhan dhulka ayaa lagu daray.
Farxiya naxdin culus ayay ka qaadday, waxay toos u aragtay mustaqbalkeeda oo lagu istaagayo.
Guriga waxaa laga dhigay meel aan waligeeda la degin.
Salmaan aad buu ugu xanaaqay dalka soomaali oo dhan ayuu nacay, wuxuu yiri: soomaali meel ma aha, lagama yaabo inaan ku noolaado.
Waddanka aniga aad baan u jeclaa. laakin maanta laga bilaabo nolol iima taallo.
Xasan sheekh ayaan u ahaa taageere. maantana isagaa sidan ii galay.
Farmaajo waxaan ku nici jiray qabyaalad. Laakin waxaan ogaaday Xasan sheekh inuu ku jeer ka fiican yahay.
Salmaan iyo Farxiya tahriib ayay isla soo galeen.
Waxay soo aadeen turkiga. kaddib gariigga. kaddib taliyaaniga ayay soo galeen.
Markaas waxay usii gudbeen jarmalka.
Wax yar kaddib wuxuu helay sharciga.
Hadda wuxuu leeyahay soomaali malaga yaabo inaan tago.
Isaga iyo Farxiyo guri ayaa lasiiyay, waxay bilaabeen waxbarasho.
Jacaylkooda ayay u heleen meel uu ku kobci karo.
Maanta waxay ku nool yihiin guri qurux badan, dal nabad ah.
Waxay dareemayaan farxad weyn.
Salmaan hadda laguma soo qaadi karo Xasan sheekh ama soomaali guud ahaan.
Marka taas maxaa keenay?
Adiga sidey kula tahay arrinta ku dhacday salmaan iyo farxiya?
Soomaali sidan inay noqoto yaa ka dambeeyo?

Sheeko naag wahsi iyo caajisnimo loo soo furay dumarka hurdada badan

This is a story illustrating how hardship can precede comfort; a loving couple saw their home demolished, then migrated to Europe—entering with surprising ease. Enjoy the story, and please don’t forget to like it and send blessings upon the Prophet (peace and blessings be upon him).
Salmaan was a university student in Mogadishu who deeply loved his country; he had never considered going abroad. Instead, he used to encourage young people living in the country to stay and strive for its development.
Salmaan fell in love with a young woman named Farxiyo.
She was a very beautiful woman, known throughout her community as a good and well-mannered person.
Every young man wished to build a future with Farxiyo.
Salmaan and Farxiyo fell in love, and after some time, they got married.
Salmaan was a man who had saved up some money from his work.
When he planned the marriage, he bought a house in the Ceelasha Biyaha area.
This was four years ago.
Until then, he had been living with his mother.
Once he had the funds, he began renovating the house he had bought in Ceelasha, eventually completing a beautiful renovation.
Salmaan bought furniture imported from Turkey for his wife.
They furnished and decorated the house beautifully. They were living in indescribable happiness.
But something happened that Salmaan had not anticipated.
Late one night, he woke up to the sound of a bulldozer tearing down the house.
Upon waking, they saw government forces beginning to demolish the home.
Salmaan had received no prior notice; he had not been told that the house was going to be demolished.
It was a shocking moment when he spoke to the man operating the bulldozer.
He was told: “If you value your life, stay away from here.”
The house was demolished right there; all the furnishings imported from Turkey were reduced to rubble.
Farxiya was devastated; she saw her future being crushed before her very eyes.
The house was rendered uninhabitable.
Salmaan was furious and grew to loathe Somalia entirely, declaring: “Somalia is no place to be; I could never live there.”
“I used to love the country, but as of today, there is no future for me there.”
“I was a supporter of Hassan Sheikh, yet he is the one who has done this to me.”
“I used to dislike Farmaajo because of his tribalism, but I’ve realized that Hassan Sheikh is far worse.”
Salmaan and Farxiya had made the perilous journey out of the country together.
They traveled to Turkey, then to Greece, and eventually entered Italy.
From there, they moved on to Germany.
Shortly after, he obtained legal residency.
Now, he says he will likely never return to Somalia.
He and Farxiya were provided with a home and began their education.
Their love found an environment where it could flourish.
Today, they live in a beautiful home in a peaceful country.
They are filled with great happiness.
Nowadays, Salmaan cannot even bear to hear Hassan Sheikh or Somalia mentioned. So, what led to that?
What is your take on what happened to Salmaan and Farxiya?
Who is behind the situation Somalis find themselves in?

Leave a Reply