Categories
Bulsho Society Sheeko Story

Qalbiga dumarka sida fudud lagu hanan karo sheeko gaaban

Qalbiga dumarka sida fudud lagu hanan karo sheeko gaaban Qalbiga dumarka qaabka lagu soo jiidan karo, qiso gaaban oo yaab badan. Sheekada waa tan: Waxaa la sheegay nin ayaa markab la jabay  biyaha ayuu ku dhacay nasiib wanaag wuxuu ahaa nin dabbaasha ku dheereeya dabbaal ayuu bilaabay siduu u dabbaalanayay jasiirad ayuu tagay oo dumar […]

Categories
Bulsho Society Sheeko Story

Janno iyo naar galintaankooda yaa qarash u baahan

Janno iyo naar waa labo daar Alle khalqiga u diyaariyay. Oday ayaa wuxuu ku yiri wiil uu dhalay wiilkiisa: wiilkeygiyow jannada sida lagu galo waa lacag la’aan naartana qarash ayaa lagu galaa. Wiilkii baa wuxuu yiri: awoowe maxaa ka waddaa? Awoowaha ayaa yiri: qofka qamaarka cayaaraya lacag buu bixinayaa qofka khamrada cabbaya lacag buu ku […]

Categories
Sheeko Story

Gabadhii lo’da lahayd iyo ninkii nacaska sheeko gaaban

Gabadhii lo’da lahayd iyo ninkii nacaska sheeko gaaban Nin nacas ah ayaa wuxuu arkay gabar leh beer lo’ badan lagu xanaaneeyo wuxuu ku yiri lo’dan badan sideed ku beerteen aad ayay u badan tahay. waxay ku tiri dhulka ayaan sokor ku daadinaa markaas ayay kasoo dhalaneysaa. ninkii nacaska ahaa sidii gabadha u sheegtay ayuu sameeyay […]

Categories
Sheeko Story

Sheeko yaab leh dameer iyo waraabe oo arrin isku qabsaday

Dameer iyo waraabe ayaa dooday waxay ku doodeen midabka cowska, waa sheeko gaaban yaab badan leh. Dameerka wuxuu yiri: midka cowska waa jaalle. Waraabaha wuxuu yiri: maya waa cagaar. aad ayay u doodeen wayna is fahmi waayeen. waxay u tageen boqorka duurka oo aha libaax. mid kaste wuxuu libaaxa u bandhigay hadlka uu dhahay. Libaaxa […]

Categories
Sheeko Story

Labo nin Hawiye iyo Daarood kala ah oo xabsiga dadka waalan la dhigay Canada

Labo nin u kala dhashay Hawiye iyo Daarood ayaa isku dagaalay magaalada Toronto ee dalka Canada. waxay isku dagaaleen meel qaxwo laga cabbo. fadhi ku dirir ayay haayeen. labada nin si fiican ayay isu garaaceen. waxaa yimid booliska dalka Canada wuxuu qabtay labada nin. waxaa lasoo saaray maxkamad . Qaadiga ayaa wuxuu u yeeray labada […]

Categories
Bulsho Society Sheeko Story

Guurdoon Whats App ama Facebook iska jir qiso naxdin leh

Guurdoon Whats App ama Facebook iska jir qiso naxdin leh Waagii hore ma jirin Guurdoon WhatsApp ama guurdoon Facebook. gabadha waxaa laga doonan jiray aabbeheeda waxaa la dhihi jiray: wax la kasaayo guurso wax la kasaayo halaguu dhalee. laakin hadda sheekada way ka weynaatay arrintan. waxaa soo baxay guurka baraha bulshada. guurdoon qofka ah wuxuu […]

Categories
Sheeko Story

Sheekada Juxa iyo wanka waa qiso gaaban

Juxa wuxuu lahaa wan cayilan oo shilis ah. saaxiibayaashiisa ayaa waxay ka dalbadeen inuu wanka gowraco si ay u wada cunaan hilibkiisa. mid ka mid ah saaxiibayaashiisa ayaa wuxuu ku yiri: juxow wankan maxaad ku falaysaa, juxa wuxuu yiri: xilliga qabowga ayaan ugu talaggalay inaan ku moodo. saaxiibkiisa wuxuu ku yiri miyaad waalatay? miyaadan ogeyn […]