Categories
News Sawirada

Sawirada ay ka xanaaqeen Soomaalida

Sawirada ay ka xanaaqeen Soomaalida Sawirada waxay ku faafeen baraha bulshada. waxaa la sheegay in Farmaajo iyo Xaaskiisa ay ka qaybgaleen nadaafadda caasimadda dalka Itoobiya   Addis ababa . Waxaa ku jira sawirka RW Itoobiya Abiy Axmed oo iyaga la shaqaynaya. Sawirkan haddii uu sax yahay kuma habboona madaxweynaha soomaali inuu sidaas u dhaqmo. Farmaajo wuxuu […]

Categories
News Sawirada

Maxamed Salaax markuu yaraa sawir hore

Maxamed Salaax markuu yaraa sawir hore Maxamed Salaax waa laacib oo hadda caan ah. wuxuu kasoo jeedaa dalka Masar wuxuu hadda u cayaaraa kooxda Liverpool  ee dalka UK. sawirka halkan idin ka muuqda waa sawir hore markuu Maxamed Salaax uu barbaranayay sida loo cayaaro kubbadda. Waxaa la sheegay dhowr koox ayaa soo diidday dalka Masar […]

Categories
News Sawirada

Ahmed Madoobe oo afur u sameeyay dhalinyarada Kismaayo

Ahmed Madoobe oo afur u sameeyay dhalinyarada Kismaayo Madaxweynaha dowlad goboleed ee Kismaayo Axmed Islaam ayaa waqti la qaatay dhalinyarada ku nool maamulka jubbaland . Ahmed madoobe ayaa wuxuu u sameeyay dhalinyarada afur oo baaxad weyn sawirada ayaad ka fahmi kartaa inay farxad ka muuqato dadka meesha kasoo qaybgalay. Kismaayo oo ka mid ah meelaha […]

Categories
News Sawirada

Sawirada Axmed Madoobe oo suuqa kalluunka jooga

Sawirada Axmed Madoobe oo suuqa kalluunka jooga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday suuqa kaluunka ee Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa kaluun markaas laga soo bixiyay bada Oo la Keenay suuqa Kaluunka oo dhinaca ku haya Xeebta Calanleey soo iibsaday isagoo Sidoo kale halkaas xaaladaha ay ku shaqaynayaan ugu kuur galay […]

Categories
News Sawirada

Uhuru Kenyatta oo khudbad ka jeediyay masjidka Jamia mosque

Uhuru Kenyatta oo khudbad ka jeediyay masjidka Jamia mosque Madaxwaynaha Uhuru Kenyatta ayaa La Qaatay Afur Muslimiinta Masjidka Jamia ee Nairobi Madaxweynaha ayaa sidoo kale Waxa la socday Maciin Cabdulmaalik Saciid oo ah Wasiirka Jamhuuriyadda Yaman, ee Dalxiiska Guddoomiyaha Nairobi Mike Sonko, Hoggaamiyaha Aqlabiyada baarlamanka kenya Aden Duale Waxana Lagu Sheegay Inay Tahay Markii Markii […]

Categories
News Sawirada

Gabadhii gorgorka dafay dhacdo dhab ah

Gabadhii gorgorka dafay qiso dhab ah Sanadka markuu ahaa 1932 ayaa gorgor dafay gabar yar oo seddex jir ah. gabadha waxay ku cayaareysay bannaanka markuu qaadayay gorgorka. waxayna ahayd meesha tuulo ka mid ah tuulooyinka magaalo ku taalla dalka Norway. waxaa la sheegay 200 qof oo deganaa magaalada laga dafay gabadha ayaa ka daba baxay […]

Categories
News Sawirada

Laacibka Paul pogba oo Kacbada isku sawiray

Laacibka Paul pogba oo Kacbada isku sawiray Laacibka Paul pogba muxuu yiri markuu Xaramka tagay Paul pogba wuxuu ka mid yahay cayaartoyda ugu caansan dunida kubadda cagta wuxuu u cayaaraa asal ahaan dalkiisa oo ah dalka uu baasaboorka ka haysto oo ah France , laakin wuxuu kasoo jeedaa Africa Paul pogba wuxuu u tagay Makka […]