Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada eeyga kugu dhegi rabo

Fasirka riyada eeyga kugu dhegi rabo Riyada: Asc wll waxana rabay in la ii fasiro riyadaan xalay xiliyada danbe waxaan ku riyooday naag eey wadato oo wadada socoto iyo aniga iyo asxaabteyda eeyga naagtii intoo ka soo carary ayuu dhinaceena soo aaday asxaabteyda oo dhan wey carareen aniga wan awoodi wayey inaan cararo waan guur […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada lisidda ariga maxaa lagu fasiraa

Riyada lisidda ariga maxaa lagu fasiraa Riyada: ASC walaal waxan ku riyooday anoo lisaayo neef ariya kadibne caanihi ay isku badaleen wax gaduudan dhulkoo dhana kuhalaabay   Fasirka: Caanaha aad lisayso waxaa lagu fasiraa hanti, waxaa laga yaabaa inaad lacag hesho laakin lacagta aad hesho meel xun ayay kaa aadaysaa, waxaa laga yaabaa inay xaaraan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada yaraanshaha naasaha dumarka

Riyada yaraanshaha naasaha dumarka Riyada: Waxaan idinka rabaa inaad ii fasirtaan  gabar haddii ay ku riyooto iyadoo naaskeea aad u yaraaday wuxuu noqday wax aad u yar sida yaanyada yar  oo kale  riyadaas maxay noqonaysaa fadlan si dhaqsi iigusoo fasira wax mioya amise wax fican Fasirka: Naaska gabadha guud ahaan wuxuu tilmaamaa nolosha iyo barwaaqada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada idaha barida leh

Fasirka riyada idaha barida leh Su’aasha: Xidig daruur waxan kuriyoday idaha barida leh oo badan ii asira plz plz Jawaabta: Fasirka idaha waa wax aad u fiican. waxaa lagu fasiraa hanti badan sidoo kale caruur wanaagsan. sidoo kale beero miro badan leh iyo geedo badan. qofkii arko asoo helay ido wuxuu helayaa sharaf iyo hanti […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Jini mindi igu bursanayo ayaan ku riyooday fasirka muxuu noqonaa

Jini mindi igu bursanayo ayaan ku riyooday fasirka muxuu noqonaa Su’aasha: Walaal waxaan ku riyooday 6 :50 inaa hurdada ku naqday saakay gurigeyga jinni badan jooga qaar duulduulaya iyo nin aniga i bursanaya midi dheer wata rabo inoo qoorta iga gooya waa ka cararaya woo igo soo tuuraya midida hadoo iso gaari wayo midi ayoo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka gabar ku riyootay iyadoo hilib cunayso

Fasirka gabar ku riyootay iyadoo hilib cunayso Su’aasha: Single Ayaan ahay hilb karsan anoo cunaya Ayaan ku riyooday oo waliba lafta xaata ruugaya Jawaabta: Haddii ay ku riyooto gabar doob ah iyadoo hilib karsan cunayso riyada waxay tilmaayasaa inay nin xiriir la yeelanayso, laakin ninkaas rafaad weyn ayay gaarsiinaysaa noloshiisa ayay ciriiri galinaysaa. sidoo kale […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada lacagta doolarka Interpretation of dollar dream

Riyada doolarka kama foga riyada dahabka. dolar qofka ku riyoodo  guud ahaan waxaa lagu fasiraa doolarka awood iyo xukun. Haddii aad aragto adoo dolar badan gacanta ku hayo waxaad heli doontaa awood iyo talis. haddii qof lacag dolar ku siiyo waxaad ka heli doontaa qofkaas garab iyo taageero. haddii aad aragto dolar oo gubtay waxaad […]