Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada masas guriga ku jiro maxaa lagu fasiraa

Riyada masas guriga ku jiro maxaa lagu fasiraa Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo dhex taagan guri ay ka buuxaan masas waaweyn iyo kuwo yaryar,  masaska waaweyn guriga gudihiisa oo kore bay ka soo laalaadaan kuwa yaryar guriga bay meel kaste daadsan yihiin waxayna intooda badan isku dayayaan inay i cunaan ama i qaniinaan. Jawaabta: Riyada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay

Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay Waxaa la sheegay qofka la sixray ama il hayso wuxuu arkaa riyooyin cabsi badan leh. riyooyinkaas oo ah kuwa aan loo adkeysan karin qofka hurdada ayuu kasoo boodaa wuxuuna dareemayaa naxdin jirkiisana wuxuu ka arkayaa dhidid badan Sixirka qofka qaabab badan ayuu uga soo muuqanayaa, waxaa ka mid […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada galmada habar duq ah

Fasirka riyada galmada habar duq ah Su’aasha: Waxan rabaa in layfasiro riya waa sidan wuxu arkay naag habar ah 60 jir  oo kale lagu tiriyo oo galmo lala sameynayo nagta oo aad u fooxun riyada sidan ah maxa noqon karta kadib macawista biyo badan ayay lahayn riyada kadib. Jawaabta: Fasirka riyada galmada dumarka haddii qofka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada daawashada qorraxda maxaa lagu fasiraa

Su’aasha: Asc Waan idin salaamay ugu hore waxan rabaa in riyaa ku riyoday ley fasiro insha allah waxan ku riyoday anigo qoraxda la joogo iftinkeda nurka kabaxayo iyo qabaka allah usameyay aa indhaheyga ku raxeysanayan qofna ilaa ma jogto Subaxana allah hada so xasuusta walii waa darema sidaa ugu qanacsanay iftinka qoraxda masha allah nimcoyinka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aabbaha dhintay oo foox udgoon wado

Su’aasha: Riyo aabo oo dhawr iyo toban sano sii mootan ii yimid isagoo foox udgoon iyo xanar iib keenay carfiga kasoo baxayana aad sanka la raacayso Jawaabta: Riyadan waa bishaaro aad u weyn waxaad helaysaa wanaag oo noloshaada ka dhigaya mid aad u fiican haddii Alle idmo, qofka ku riyoodo aabihiisa dhintay oo riyo ugu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada ciddaada ay kaa cararayaan

Su’aasha: Asc shiiqow waxan rabay in aad riyadan ii fasirto ilaa mudo labo sano ah ayaan isku arkayay oo isla riyadaas ah waxan ku riyooday cideyda oo dhan wey iga cararayaan meel mugdi ah ayaa la igaga tagaa waan ka daba qeeylinaaaa family keyga mana is ogi sariirta ayaan ka istaagaa ilaa aan ka taaabto […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhaawaca iyo asxaabta rasuulka (NNKH)

Su’aasha: Asc riyadeedu waa haben ayaan waxan ku riyooday anigoo dhulka Yaala oo dhaawac ah oo nafti igu jirto waxaan maqlaa dad dhahaya kani waa cumar bin qadhab ee dil kana waa abibakar dil marka runti ilaa hada layaab ayay ila tahy. Jawaabta: Riydada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof diinta islaamka si fiican ugu […]