Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Fasirka riyada oo lala hadlayo qof wasiir ah
Su’aasha:
Asc wllo waxan ku riiyooday anoo la hadlaya nin masuul ah oo wasiir ah waxana kula hadlayaay telefan marka nin waan aqaana balse waligay lama hadal marka muxuu noqon kara fasirkeeda.
Fasirka riyada oo lala hadlayo qof wasiir ah
Jawaabta:
Riyadan waxaa lagu fasiri karaa inay kuusoo dhow yihiin arrimo aad ku farxi doonto, arrimahaas oo ah hanti iyo magac, waxaa laga yaabaa inay waqti yar qaataan laakin waa riyo fiican.
Guud ahaan mas’uulka waxaa lagu fasiraa wax fiican oo qiime ku nolosha iyo bulshada.
Marka waxaa kaloo ay noqon kartaa arrintaas jago ama shaqo fiican.
Marka waa riyo khayr ah oo wanaagsan.
Tagged
Riyada Madaxweynaha
,
Riyada Taleefanka
,
Riyada Wasiirka
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.