Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay ninka soo doonanaya waa maxay

Su’aasha: Sheik Markan dukaday habeenka jmcaha so galeysay ee bishi kowad 2021 salatul leylka tukaday oo an suratul baqara aqriyay baan kuduceystay (رَبِّ إِنِّي لِمَا أَنْـزَلْتَ إِلَيَّ مِنْ خَيْرٍ فَقِيرٌ) ( رَّبِّ أَنزِلْنِي مُنزَلًا مُّبَارَكًا وَأَنتَ خَيْرُ الْمُنزِلِينَ ) Kadib saliga nabiga saliga ibraahiimiyada kadib ban seexday waxan ku riyoday nin magaciisa la yiraahdo dalmar […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada fowdo dalka ka dhacayso

Su’aasha: Walaal waxa aan ku riyoodey dalka oo foodo weyn ka dhacday xabado la isku ridayo dadka shacabka ahine ee marba dhinac u ordayaan aniga xitaa dhinacayga aan ka ordayo kadib 3 quf ayaa isoo bursaneysa wax hub ah ma wataan anigane waan ka cararayaa waxaan ka korayaa meel buur ah kii isku daya buurtaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada masas afka lagasoo bixinayo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo afkayga ka soo jiifay marba mid shan masas oo kii ugu dambeeyay aad ayuu u waynaa inuu igu kala hadho ayuu rabay lakiin waxaan ku guulaystay inaan soo jiido waana soo dhacay dhamaantoodna markay soo dhacaan way dhinteen oo meel kaliya ayaan is wada dul saaray waxanay ahayeen […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada qofka maxkamada looga yeerayo

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday nin lacag badan igu leh oo maxkamada sare iga soo dacweeyey balse reerka wiilka ayaa ii diifacaya ayagoo dhahaya ninkan waxbo kuma lihid. Deg deg iga soo jawab. Jawaabta: Riyada maxkamada waxay tilmaamaysaa qofka inuu qaladaad ku jiro oo laga rabo inuu kasoo baxo, maxkamada waxay tilmaamaysaa dambi […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada caanaha geela oo gabar la siinayo

Riyada caanaha geela oo gabar la siinayo Riyada: Waxanku riyooday anigoo soo gaday caagad caana geel oo dhay ah waxan ku faraxsana Inan qayb uga shubo gabadh ila joogtay oo an garanayay lkn markaan uga shubay wa is bedeleen wasakh ayay noqdeen iyadana igadaa caanahan ayay i dhahday si cadholeh.   Fasirka: Caanaga geela waxay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kulanka aabbaha oo muddo aadan arkin

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday anoo tagay degmo igu dambeysay 10 sano ka hore kulana kulmay Abahay aan mudo is arkin. Maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamysaa farxad iyo guul kuu soo socoto, riyada kulanka aabbaha lala kulmayo guud ahaan waxay wadataa farxad weyn uu qofka heli doono, waliba waxay tilmaamaysaa mustaqbal […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cunintanka geedka tiinka

Riyada cunintanka geedka tiinka Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo midha geedka ay soomaalidu tiinka u taqaano cunaaya oo intaan maydho dabadeed aan cunaayo. Jawaabta: Riyada cunidda geedka tiinka waa riyo fiican wuxuu tilmaamaa arsaaq badan oo barako leh, wuxuu tilmaamaa hanti badan oo qofka si sahlan ku helayo, geedka tiinka waa geed dhadhan macaan leh, […]