Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Fasirka riyada qofka maxkamada looga yeerayo
Su’aasha:
Asc wllo xalay waxan ku riiyooday nin lacag badan igu leh oo maxkamada sare iga soo dacweeyey balse reerka wiilka ayaa ii diifacaya ayagoo dhahaya ninkan waxbo kuma lihid. Deg deg iga soo jawab.
Fasirka riyada qofka maxkamada looga yeerayo
Jawaabta:
Riyada maxkamada waxay tilmaamaysaa qofka inuu qaladaad ku jiro oo laga rabo inuu kasoo baxo, maxkamada waxay tilmaamaysaa dambi iyo ciqaabidda nafta iyo towbad guud ahaan waa digniin.
Tagged
Riyada Cabsida Leh
,
Riyada Maxkamada
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.