Riyada anoo duulaya hadana cagahahayga dhulka ka qaadanyihiin

Riyada anoo duulaya hadana cagahahayga dhulka ka qaadanyihiin Riyada: Walaal waxaan xaley ku riyooday ani iyo waxaan isla soconay gabar habaryartay dhashay oo la qabo igana weyn, marka waxaan dhex soconay laamiga, markaasaa anagoo sii sheekeysaneyno ayaa baabuur caasi ah sigay balse anaa daf intaa siiyay ka hor wareejiyay laamiga markaase ii mahad celisay cabaar […]
Fasirka riyada jinka maxay tahay

Fasirka riyada jinka maxay tahay Riyada: Waxan ku riyoday anigo qof dilaya iyo sadex nin oo gaagaaban oo madaw Iyo hooyaday iyo caruurtayadi oo jin galay iyo sadexda nin ee madmadow oo uu galay jinku ina eryanayanaya oo isleh fila. Fasirka: Riyada si faacan uma caddeynin, laakin guud ahaan jinka marka lala dagaallamayo waxaa lagu […]
Riyada qof dhintay oo lacag kaa dalbanaya

Su’aasha: Asc, salaan kadib xalay waxaan ku riyoodey qof dhintay, oo uu ileeyahay niyow lacagtii aan kuu dhiibanaayey $25 iiga sii anna lacagtii waan wada isticmaaley, anna waxaan dhahy waan ku siinayaa dhib malahan wax yar isug Markaa riyadaas maxaa lagu Fasiri karaa? Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa in ninkaas uu u baahan yahay sadaqo loo […]
Riyada anoo qaawan hadana aan ku dhex jiro dad badan

Riyada anoo qaawan hadana aan ku dhex jiro dad badan Su’aasha: Asc walaal waxaan ku riyooday xaley anoo bilaa dhar ah, oo qaawan waxaana la joogay dad ehelkeyga ah, oo qaraabo nahay hadana qabay Alle bari marka waxaan layaabay dadku iguma mashquulayaan qaawanaanteyda hadana anigu waxaa niyada ka leeyahay maxaa iga quseeya hadaan qaawanahay hadana […]
Fasirka riyada carada hooyada

Su’aasha: Waxan habeen hore ku riyoday hoyadey oo intey carotay guriga wan ka tagaya tiri oo an wiil iyo gabar yar gacanta kaso qabanayo oo an leyahay hoyo wan kuracaya kiliga ma baxeyso. Jawaabta: Riyada carada hooyada ma fiicna waxay tilmaamaysaa in dhib soo socdo, waxaa laga yaabaa inaad adiga samaynayso wax iyada aan raalli […]
Xaflad aroos maxaa lagu fasiri karaa

Su’aasha: Xalayna waxan ku kuriyoday anigo joga aroos gabar 1 January 2021 la guursaday oo an music lahayn. Mahadsnaid. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa farxad iyo wanaag oo adiga kuu soo dhow, aroos guud ahan wuxuu tusiyaa arrin weyn oo la soo guboonaanayso qofka riyada arkay marka arooska waxaa laga yaabaa inuu tilmaamayo farxad adiga kugu […]
Riyada nin gabar ukun siinayo

Su’aasha: Manto Jimca ahna Bacdul duhur ban seexday waxan ku ku riyoday iyado nin ukun isinayo shekh micneheda iisheg allah ku bara keye. Jawaabta: Riyada ukunta waxaa lagu fasirayaa marka uu ku riyoodo qof xaas ah ilmo qof doobna waxaa loogu fasiraa guur, haddaad gabar tahay riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto. siiba nin ayaa […]

