Categories
News

Muna Kay maxay ku lahayd dalka Maraykanka

Muna Kay maxay ku lahayd dalka Maraykanka Muna Kay waxay ahayd inatysan siyaasadda Soo galin qof fashion caan ku ah, waxay ku lahayd dalka maraykanka meelo ganacsi oo dharka laga iibiyo. waxay noqotay xildhibaan waxay ku biirtay baarlamaanka soomaaliyeed, Muna Kay ma ahayn mucaarad,  laakin marka ay waxyaalo qaar kasoo horjeesatay ayaa loo arkay inay […]

Categories
News

Gabar oo bannaanka soo dhigtay qabiilka Axmed Shide

Dadka soomaaliyeed aad waxay uga helaan qofka inay qabiilkiisa ogaadaan, soomaalida badankooda ayaa sidaas u dhaqma. dad badan waxaad arkaysaa raba inay ogaadaan qof ay jidka ku bartaan ama meel guud qabiilkiisa. marka xamed shide oo ka mid ah siyaasiyiinta soomaalida itoobiya ayaa dad badan aaminsan inuu yahay oromo ee uusan ahayn soomaali. gabar soomaaliyeed […]

Categories
News

Muna Kay iyo dadka sidey u arkeen waxa ku dhacay

Muna Kay iyo dadka sidey u arkeen waxa ku dhacay Muna Kay oo ka mid ah xildhibaanada ka yimid qurbaha ayaa maalmahan aad u qabsatay baraha bulshada, marka ay ku dhacday arrinta ku dhcday, dad badan ayaa la saftay oo u arkay waxa lagu sameeyay inuu yahay wax ka fog cadaaladda laga rabay dowladda, dadka […]

Categories
News

Labo eey oo baraha bulshada qabsaday

Labadan eey waad u jeedaa dhar in loo xiray, wadan ka mid ah wadamada barafka ka dhaco, ayaa waxaa lagu arkay eeyaha ku nool oo dharka dhaxanta loo xiray, qabowga aad u batay dartii. sawirada waxay noqdeen kuwa ugu faahsan baraha bulshada, aad ayaa loo sheergareeyay, dadka oo aad ula yaabay fikraddan yaabka badan. caadi […]

Categories
News

Dayaxmadoobaadka muxuu tilmaamaa

Dadka caadi ayay u arkaan marka quruxda ama dayaxa madoobaado laakin arrinta caadi ma aha, waxay tilmaamaan awoodda Ilaahay waxaa la rabaa in Alle loo noqdo diinta islaamka waxay fartay in salaad u gaar ah la tukado Salaadda dayaxmadoobaadka waxaa la dhahaa  Salaad Alkhusuuf   صلاة الخسوف Salaadda Qorraxmadoobaadka waxaa la dhahaa Salaad Alkusuuf صلاة الكسوف […]

Categories
News

Far qurux badan oo qalinka caadiga lagu qoray خط نسخ جميل

Far qurux badan oo qalinka caadiga lagu qoray خط نسخ جميل سورة الفاتحة بخط الرقعة   Quruxda farta waa mowhibo ninkan wuxuu adeegsaday qalin caadi ah, wuxuuna ku qoray far aad u qurux badan oo la mid ah midda musxafka ama kitaabka jaamaca ah. dhowr suuro ayuu ku qoray ninkan khadkan quruxda badan, si fiican […]

Categories
News

Kulankii Khayre iyo Kenyaawi

Kulanka Khayre iyo Kanyaawi oo ah midkii ugu horreeyay ay kulmaan, Khayre oo aad u amaanay ololaha cafiska uu Sheekh Kenyaawi qabanayo maalmahaan, dowladda federaalka oo ilaa iyo hadda soo celin la’ amaanka dalka ayaa waxay bilowday inay ka dalbato wadaadada caanka ah sida Kenyaawi oo kale inay shacabka wax u sheegaan. sida la og […]