Shaqaalaha Federaalka maraykanka aan wali lacag qaadanin muddo bil laga joogo ayaa madaxweynaha hore ee Maraykanka Busha u qaybinaya cunto Pizza ah. Khilaaf dartii oo ka taagan labada xisbi ayaa keenay inay mushaarada federaalka Maraykanka soo daahaan, marka Busha ayaa maanta u qaybiyay shaqaalaha sirta loogu talaggalay inay dowladda ugu shaqeeyaan
