Categories
News

Ilhan Omar maxay u taageertay khaniisnimada

Ilhan Omar maxay u taageertay khaniisnimada Khaniisnimada samanka waxay noqotay reer galbeedka arrin ay xoogga saarayaan. waxaad arkaysaa magaca xoriyadda inay u adeegsanayaan nin inuu nin kale fuulo ama naag inay naag kale ku raaxaysato. casrigan kahor falalkan adduunka oo dhan wuxuu u arki jiray wax xun oo liita. qaanuunka y gaalada sameysteen xitaa uma […]

Categories
News Sawirada

Gabadhii gorgorka dafay dhacdo dhab ah

Gabadhii gorgorka dafay qiso dhab ah Sanadka markuu ahaa 1932 ayaa gorgor dafay gabar yar oo seddex jir ah. gabadha waxay ku cayaareysay bannaanka markuu qaadayay gorgorka. waxayna ahayd meesha tuulo ka mid ah tuulooyinka magaalo ku taalla dalka Norway. waxaa la sheegay 200 qof oo deganaa magaalada laga dafay gabadha ayaa ka daba baxay […]

Categories
News Sawirada

Laacibka Paul pogba oo Kacbada isku sawiray

Laacibka Paul pogba oo Kacbada isku sawiray Laacibka Paul pogba muxuu yiri markuu Xaramka tagay Paul pogba wuxuu ka mid yahay cayaartoyda ugu caansan dunida kubadda cagta wuxuu u cayaaraa asal ahaan dalkiisa oo ah dalka uu baasaboorka ka haysto oo ah France , laakin wuxuu kasoo jeedaa Africa Paul pogba wuxuu u tagay Makka […]

Categories
News

Jaamacadda Muqdisho iyo kaalinta waxbarashada

Jaamacadda Muqdisho iyo kaalinta waxbarashada Jaamacadda Muqdisho waxay ka mid tahay jaamacadaha Soomaali ugu fiican, waxay leedahay tayo marka loo eego jaamacadaha kale oo hadda soo baxay. Guud ahaan soomaali waxay ka fogaatay tacaliinta marka uu dhacay maamulkii hore 1991. dowladnimada marka ay burburto wadanka wax badan ayaa iska baddalaya. Jaamacadda umadda ayaa jirtay oo […]

Categories
News

Amin arts lacagta uu ka sameeyo sawirada

Amin arts waa qof aad caan u ah, waxaa laga yaabaa inuusan jirin qof soomaali oo baraha bulshada soo galo oo aan sawirka amin arts xiiseysnin,. marka haddii shirkad wax uu u yayeysiiyo maxaad mooddaa inta uu ka helayo ee lacag ah. Lacag sida loo helo samankan way fududahay waayo haddii aad wax yar taqaano […]

Categories
Aqoonta Guud News

Buugga barashada af soomaaliga Somali learn book who titled learn Somali with me

Buugga barashada af soomaaliga Somali learn book who titled learn Somali with me Buugga ila baro Soomaaliga waa buug loogu talaggalay Af soomaaliga in lagu barto, waa buug qaab casri u qoran, buuggan wuxuu u tarjuman yahay afka carabiga, waa buug wato casharro sawiro leh, sidoo kale naxwaha soomaaliga ayaa la socda. Sidoo kale buugga […]

Categories
News

Afurka Sudeys oo baraha bulshda qabsaday

Afurka Sudeys oo baraha bulshda qabsaday Afurka Sheekh Sudeys oo aad ugu faafay baraha bulshada. dadka markay arkeen cuntada badan oo miiska ugu safan sheekh Sudeys. waxay soo qoreen kuma : habboon qof wadaad ah inuu sidan sameeyo. siiba asoo ah imaamka xaramka waa arrin zuhdiga khilaafsan.’ dadka qaarkii waxay soo qoreen Sudeys dadka saboolka […]