Categories
News

Cristiano Ronaldo lacag afur ugu deeqay reer Falastiin

Warar saxaafadeed ayaa waxay sheegeen in Cristiano Ronaldo dos Santos xiddiiga kubbadda cagta oo hadda cayaara kooxda Juventus Football Club uu ku tabarucay lacag gaareysa 1.5 malyan yuuro sidii loogu afurin lahaa dadka danta yar ee shacbka Falastiin bisha Ramadaan. waliba waa Gaza oo ay saaran tahay cunaqabateen xagg dhulka iyo badda iyo cirka

Categories
News

الحديث الأول من الأربعين النووية مترجما بالصوت إلى لغة الهوسا

الحديث الأول من الأربعين النووية مترجما بالصوت إلى لغة الهوسا حديث إنما الأعمال بالنيات مترجما بالصوت إلى لغة الهوسا الحديث الأول من الأربعين  يتحدث عن النية ونصه كالآتي: الحديث الأول ” إنما الأعمال بالنيات “ عَنْ أَمِيرِ الْمُؤْمِنِينَ أَبِي حَفْصٍ عُمَرَ بْنِ الْخَطَّابِ – رضي الله عنه – قَالَ: سَمِعْت رَسُولَ اللَّهِ – صلى الله […]

Categories
News Sawirada

Sawirada Jacinda Ardern oo lagu dhejiyay jidadka Australia

Sawirada Jacinda Ardern oo lagu dhejiyay jidadka Australia Dalka Austaralia oo sawirada Rw New Zealnad Jacinda Ardern lagu dhejiyay iyadoo qoorta galinayso qof Muslin ah. taasna waxaa loo sameeyay Munaasabadda bisha Ramadan. dadka degan dalkaas ee Muslinka ah ayaa loogu tahniyadaynayaa.  sawirada oo meelo badan lagu dhejiyay bisha Ramadaan awgeed. waxaana lagu qoray  Salaam oo […]

Categories
News

Barambaro badan oo lagu arkay xaramka Madiina

Barambaro badan oo lagu arkay xaramka Madiina Waxaa soo weerartay habeen leyl ah barambaro aad u badan Madina almunwara. Barambardaas oo lala yaabay sidey u badneyd. isla markii waxaa loo yeeray dadka cayayaanka la dagaallmao sidii loo nadiifin lahaa . arrintan waxay qabsatay sidoo kale masjidka Xaramka ee Makka muddo yar kahor waxaa lala yaaban […]

Categories
News

Calaamadaha Qiyaamo oo si cad usoo baxay

Calaamadaha Qiyaamo oo si cad usoo baxay Calaamad uu Nabiga SCW sheegay oo sanadahan dambe si cad usoo badatay calaamadaha qiyaama waxaa ka mid ah inuu qofka arko dhisme dheer iyadoo lagu tartamayo dhisidda guryaha dheer marka waxay ka mid tahay calaamadaha yaryar waxaan soo qaadanay 7 dhisme ugu dheer caalamka Burj Khalifa Dubai United […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health News

Jirkaaga sidee baad ku cayilin kartaa oo dabiicina ah

Jirkaaga sidee baad ku cayilin kartaa oo dabiicina ah Foods that increase weight Jirkaaga sidee baad ku cayilin kartaa oo dabiicina ah Cayilka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha dad badan oo soomaali ah ay raadiyaan, waxaa laga yaabaa dhaqanka soomaaliyeed inuu saamayn weyn ku leeyahay arintaas, soomaalida waxay aaminsan yihiin qofka caataha ah inuu yahay […]

Categories
News

Magaca Muxamed ayaa ugu badnaaday yurub wiilasha lagu dhalay

Ilmaha lagu dhalay  sanadka 2018 magaalada Berlin ee dalka Germany waxay gaareen 22 kun iyo 177 cunug. magaca Muxamed ayaa kaalinta koowaad galay. baaritaan waxaa lagu ogaaday 280 cunug in loo bixiyay magaca Muxamed. magaca kaalinta labaad galay wuxuu ahaa magaca Lewis. Jamaciyadda Gfds oo ah jamciyad  shaqo ku leh afka Jarmalka ayaa arrintaas baaritaan […]