Abdi Sharif Liverpool 5 sano contract la galay
wuxuu ku biiray kooxda liverpool ee dalka UK.
Cabdi Shariif wuxuu saxiixay 5 sano contract ah oo uu ugu cayaarayo kooxda Liverpool.
Sida uu ku sheegay boggiisa Facebook waa qof soomaalinimada ay la weyn tahay oo jecel dalkiisa iyo dadkiisa
.
Cabdi Shariif waa qofka soomaali ugu horeeyay oo u cayaaro kooxda caanka ku ah kubadda cagta ee dalka Ingiriiska.
Soomaali siday u burburtay wax kaste ayaa la burburay marka waxaad dareemaysaa dad badan soomaaliyeed oo adduunka ku nool awood u leh inay la jaanqaadaan dunida xagga waxbarashada aqoonta cayaarta kubadda cagta iwm.

bogga Abdi sharif ee barta Facebook waa kan halkan ka gal
https://www.facebook.com/Abdi-sharef
Halkanna waa bogga webka kooxda Liverppol uu ku leeyahay
https://www.liverpoolfc.com/team/academy/player/abdi-sharif
Abdi Sharif signed a five-year contract with Lever Pool
Abdi Sharif is a Somali boy who is a footballer.
He joined the Liverpool team in the UK.
Abdi Sharif signed a 5-year contract to play for the Liverpool team.
As he said on his Facebook page, he is a person who is proud of his Somaliness and loves his country and people
Abdi Sharif is the first Somali to play for a famous football team in England.
As Somalis have collapsed, everything has collapsed, so you feel that many Somalis living in the world have the ability to keep up with the world in terms of education, knowledge of football, etc.
