Sawirada Xafladda 1-da Luulyo Muqdisho 2019

Sawirada Xafladda 1-da Luulyo Muqdisho 2019
Sawirada Xafladda 1-da Luulyo Muqdisho 2019

Dowladda Federaalka Soomaali ayaa qabatay xaflad lagu xusayo kowda luulyo.

waxaa ka soo qaybgalay madax badan iyo ciidanka iyo shacabka.

sawirada ayaad ka dareemaysaa sida loogu dabaaldagay xafladda kowda Luulyo.

Md. Farmaajo iyo duqa magaalada Muqdisho Ing. Yariisow ayaa xafladda ka muuqday iyo dad badan oo jagooyin sare haya.

 

Photos of the July 1st Celebration in Mogadishu 2019
The Somali Federal Government held a ceremony to commemorate the first of July.

Many leaders, the military and the public attended.
You can feel from the photos how the July 1st celebration was celebrated.

Mr. Farmaajo and the mayor of Mogadishu, Eng. Yarisow, were present at the ceremony, along with many people in high positions.

Leave a Reply