Sawirada warshadda macmacaanka Somaliland

Sawirada warshadda SOMALILAND
Sawirada warshadda SOMALILAND

Sawiro ayaa lagu baahiyay  baraha bulshada oo la sheegay inay yihiin kuwa laga qaaday warshad ku taallo waqooyiga soomaali Somaliland.

waxaa ka muuqda warshadda inay soo saarto nacnaca ama macmacaanka caruurta jecel yihiin.
arrintaas oo tilmaamayso sopmaliland inay horay usii socoto

 

Photos have been shared on social media claiming to be from a factory in northern Somaliland.
The factory appears to be producing candy or sweets that children love.
This indicates that Somaliland is moving forward.

Leave a Reply