Categories
Caafimaadka Health

Maxaa keeno ninka inuu dabada ka weynaado

Maxaa keeno ninka inuu dabada ka weynaado Su’aasha: Maxa keeno ninka inu qeybta dambe barida iyo siinaha u uweynado sida dumarka  oo kale mase ladaweyn karaa intabadan bari weyn ayan leyahay dadkana wey igu cayaan. Jawaabta: Barida waxa weyneeya waa baruur, buruurtaasna waxay ka dhalataa cuntada, laakin markay baruurta ku ururto dabada waxaa keena sababo […]

Categories
Caafimaadka Health

Maasada gacanta iyo jeejeexa jirka

Maasada gacanta iyo jeejeexa jirka Su’aasha: Asc wll maalin walba waan aalmiiteeyaa lkn haa dhib yar ayaa i heesto waana markaan push-upka 20 amd 30 dhaho gacanta bidix maaso ayaa iga kacayso maxay noqon kartaa .mida kale ayadana jeex jeexa maxaa keena wuxuuna iga galaa gacmaha murqaha sare iyo bowdada ma cayilka keena mise mise […]

Categories
Caafimaadka Health

Saliid zeytun noocee cuntada lagu darsadaa

Saliid zeytun noocee cuntada lagu darsadaa Su’aasha: Asc saliid seytuunka nooca cuntada lagu darsado ee kacsiga ufiican mida madaxa la marsada ee olive oil miyaa mise mid kala jirto marka cuntada lagu darsanayo malakariya mise sida suuqa looga sogada lagudarsada qiyaas ahaan qaada yar diyaar miya. Jawaabta: Saliid seytuunka waa laga lisaa geedka seytuunka oo […]

Categories
Caafimaadka Health

Proteinka hadan iska badin dhib miyaa

Su’aasha: Asc markaa rabtid inaad jirka dhistid waxyaaba badan ayaad ubahantahay sida qudaar ukun hilib digaag wa macquul inaada wada helin marka hadii protein powder an isticmalo si tartartiib ah intii bil loogu tala galay an sadax bil ku isticmalo dhib ma ikeneysa. Jawaabta: Dhibka waa kaa yaraanaa markastoo ay muddada dheeraato, saan sheegnay dhibka […]

Categories
Caafimaadka Health

Showerka biyaha qabow bahalka ninka ma yareyaan

Su’aasha: Shawarka biyaha qabow iyo kuwa kulul midkee fiican kuwa qabow bahalka ninka ma yareyaan. Jawaabta: Biyaha qabow iyo kuwa kulul labadaba waa laysku darsadaa marka la qubaysanayo, biyaha qabowga ma yareeyaan bahalka wax dhibna uma keenaan geedka haddaad kaligooda ku qubaysato. Marka ma garanayo meesha aad ka keentay biyaha qabow ninka geedkiisa inay yareeyaan. […]

Categories
Caafimaadka Health

Nabraha dhabarka sababaha keena iyo daaweynta

Su’aasha: Nabra kuusan aya dabarka iga so baxen 6xabo, af malahan nabraha qanjir ahan waye, maxa i keeni kara, dawada na wa maxey. Jawaabta: Sababao badan ayaa keeni kara nambraha dhabarka kasoo yaaca, waxaa ka mid ah 1- isbadallada hormoonada jirka marka qofka uusoo qaangaarayo. 2- sababo dhaxal ah. 3- jirka oo soo daayo dufin. […]

Categories
Caafimaadka Health

Ninku haduu ku cusub yahay guurka sidee buu gabar u bikro jabin karaa?

Ninku haduu ku cusub yahay guurka sidee buu gabar u bikro jabin karaa? Su’aasha: Asc walaal ninka ragga ah markuu ku cusubyahay guurka habeenka ugu horeyso qoftiisa markey tahay bikro sidee ayuu u bikrajabin karaa? Mida kale haduu isticmaalo saliid macsaro inuu geedka marsado howsha ma u sahlanaaneysaa? Bikro jabinta xoog miyuu u sameynayaa ninku? […]