Daawada jeexjeexa jirka baabi’isa Su’aasha: Asc wll waxaan ahay wiil dhalan yaro ah ma buurni waan is dhisaa lkn jeex jeex ayaa lee yahay bowdada dabada ma wax caadi ah baa mise way xun tahy mida kle hada xooga yar ayaa igu jiro inuu igu bato malaga yaabaa Markaan buurnaado ayuu igala ayaa uamalaynayaa Daawo […]
