Saliid zeytun noocee cuntada lagu darsadaa
Su’aasha:
Asc saliid seytuunka nooca cuntada lagu darsado ee kacsiga ufiican mida madaxa la marsada ee olive oil miyaa mise mid kala jirto marka cuntada lagu darsanayo malakariya mise sida suuqa looga sogada lagudarsada qiyaas ahaan qaada yar diyaar miya.

Jawaabta:
Saliid seytuunka waa laga lisaa geedka seytuunka oo quraanka lagu sheegay, marka laga la miiro geedka waa la cunaa sidoo kale timahana waa la marsadaa.
Inta badan midda timaha la marsado waxaa lagu daraa waxyaalo udgoon marka munaasib ma aha in la cuno.
Waxaad soo iibsataa midda loogu talaggalay in la cuno, waa midda aan wax kale lagu darin
Saliid seytuunka uurka ma celisaa haddii bahalka la mariyo xiliga galmada
Olive oil is extracted from the olive tree mentioned in the Quran, and when it is extracted from the tree, it is eaten and also used for hair.
Most of the time, the oil used for hair is mixed with fragrances, so it is not suitable for eating.
Buy the one that is meant for eating, the one that has nothing added to it.
