Qofka biyaha maalintii imisa liitar baa ku filan

Biyaha qofka maalintii imisa liitar baa ku filan

Su’aasha: Waxaan Ahay Qof Biyaha Cad Aad Ucaba Maalintii Ilaa 20litir iyo Wax Kabadanba Waan Cabaa Sidoo Kale Kaadi-daydu Waa Saaid Musqusha Maalintii Waxaan Galaa 40 jeer Hadayna Kabadnayn Sidoo Kale Dadka Aan Wada-Shaqayno Waxay iyeedhdiin Kaadi Badanidaa Ma Kalyo Xanuun Ayaad Leedahay Markaa Kaadida Badan Astaan Miyay Utahay Kalyo Xanuunka Mise Biyaha Badan Een […]

Marka Mooska La cuno Biyo Miyaa Laga Daba Cabaa

Marka Mooska La cuno Biyo Miyaa Laga Daba Cabaa

Su’aasha: Marka Mooska La cuno Biyo Miyaa Laga Daba Cabaa Mise Waa Caadi Hadii Biyaha Laga Dabo Cabi Waayo Dadka Qaar Ayaa Yidhaahda Waa Inaa Biyo Laga Dabo Cabo Halka Qaar Kalana Ay Yidhaahdaan Biyo Laga Ma-Dabo Cabo Labadaa Mawqif Midkee Saxsan Mahadsanid Dr Jawaabta: Wax dhib ma laha haddaadan biyo ka daba cabbin, laakin […]

Showerka biyaha qabow bahalka ninka ma yareyaan

Showerka biyaha qabow bahalka ninka ma yareyaan

Su’aasha: Shawarka biyaha qabow iyo kuwa kulul midkee fiican kuwa qabow bahalka ninka ma yareyaan. Jawaabta: Biyaha qabow iyo kuwa kulul labadaba waa laysku darsadaa marka la qubaysanayo, biyaha qabowga ma yareeyaan bahalka wax dhibna uma keenaan geedka haddaad kaligooda ku qubaysato. Marka ma garanayo meesha aad ka keentay biyaha qabow ninka geedkiisa inay yareeyaan. […]

Kaadida badan ma caafimaad xumo ayay la xiriirtaa?

Kaadida badan ma caafimaad xumo ayay la xiriirtaa?

Kaadida badan ma caafimaad xumo ayay la xiriirtaa? Su’aasha: Walaal waxaan isku arkay markaan biyo badan cabo ama shaah aan cabo waxaan isku arkaa kaadi badan siiba xilliyada qabowgu jiro balse xilliyada iska caadiga ee duhurka saas uma dareemo inay kaadi i heyso si kasta haadan biyo u cabo cileyn waa dhididaa waqtigaas. Jawaabta: Qofkii […]