Oonka daran waxa u keeno ninka markuu biyabaxo Su’aasha: Sxb markaan biyo boxo waxaan isku arkaa oon iyo daal biyo bixida ma oon ayay leedahy. Jawaabta: Galmada ama biyabaxa waxay keenayaan oon daran iyo inuu afka qalayl noqdo taasna waxaa sabab u ah garaacmida wadnaha iyo shaqaynta jirka iyo neeftuurka, waa sida qof kubad cayaarayo […]
