Categories
Caafimaadka Health

Ninka bahalkiisu yahay 7 inches ma weyn yahay

Su’aasha: geedkeyga wa 7 inches ma weyni ayaa lagu qiyaasa mise wa yaryahay naag walba ma qaadan kartaa 7 inch. Jawaabta: Ninka geedkiisu yahay 7 inch waxaa lagu tiriyaa raga bahalkooda weyn laakin mana aha nin la dhihi karo bahalkiisa aad buu u weyn yahay, dumarka oo dhan way u adkaysan karaan geedka dheherkiisu gaarayo […]

Categories
Caafimaadka Health

Ma jirtaa sun layskaga buufiyo tuqsiga?

Su’aasha: Tuqsi baa nafta noo keenay lagama jiifi karo marka waxaan u baahnaa bahal layskaga buufiyo tuqsiga inaad iisheegtaan oo dadka waxyeelo u leheen. Jawaabta: Tixsiga wuxuu soo raacaa wasakhda, qofka waxaa laga rabaa inuu ku dadaalo nadaafadda, sidoo kale wuxuu soo yaacaa waqtiga kulaylka. Waxaa fiican in tixsiga siyaabo dabiici ah loola dagaallamo. Waxaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Boomaatada ragga dareenka ka tagsiisa saameyska ay leedahay

Su’aasha: Marka hore salan sare. Marka xigta, waxaan idinkaga mahadcelinayaa sida sharafta, wanaaga, walaltinimada leh ee aad ugu adeegeysaan dadkiina. Marka sedexaad, su’aasheydu waxaa weeye: Boomaatada ragga dareenka ka tagsiisa marka ay marsadaan ee ay galmo sameynayaan ma wax saameyn caafimaad leh ayay leedahay? Mahadsanidiin. Jawaabta: Bomaatada kawaabyada ka dhigto jirka siiba meesha la mariyo […]

Categories
Caafimaadka Health

Gabar ayan ahay muxuu yahay qoyaanka badan

Su’aasha: Asc walal waxan ahay gabar 19 jir ah waxna barata Alhamdulilah Waxan ahay qof cafimaadka taqanaa Waana barta marka wll ma sameeyo wax siigo ah oo Gabar ayan ahay suno gud ah marka arko wax dareenkayga kiciya waa iska indho tira oo waka socda kuma sii mashquulo marka subaxi marka sokoco ama xili walba […]

Categories
Caafimaadka Health

Biyabaxa degdega sidee lagu qiyaasaa

Biyabaxa degdega sidee lagu qiyaasaa Su’aasha: Asc walalayaal waxan isku arkay cillad biya baxa ah taas oo ah marka aan xaaska u tago marka ugu horeyso laba mar ama saddex mar markaan niikiyo biyaha ayaa iga soo daatay balse marka xigta 10 daqiiqo kadib dareen ayaa i qabta markaas xoogoo way yara daahaan illaa 3 […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada iyo lafaha jirka

Siigada iyo lafaha jirka Su’aasha: siigaysigu awooda jidhka iyo lafaha dhibaato ma ugaystaa. Jawaabta: Guud ahaan siigada qofka marka uu badsado jirkiisa dhib ayay soo gaarsiisaa taas way iska caddahay waayo biyaha mar kaste layska saaro waa nafaqo layska saarayo, marka qofka awooddiisa way daciifaysaa, indhaha xitaa dhib ayay u keenaysaa, sidoo kale xagga nafsiga, […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhalinyarada daawata aflaamta sexyga miyey ku biyo baxaan?

Dhalinyarada daawata aflaamta sexyga miyey ku biyo baxaan? Su’aasha: Dhalinyaro badan oo asxaab nahay baan arkay oo daawada filimada galmada waxayna iisheegeen inay raaxo dareemaan markey daawanayaan qaarna sidaas ay ku biyo baxaan ayagoo daawashada.  filimada wasmada gaalada Marka fiirsiga muuqaalada sexyga ma shahwada ninka ayay dibada u keenaan? Jawaabta: Dadka qaarkii waa laga yaabaa […]